Sign in to follow this  
Dr_Osman

Nugal Governor Viciously Blasts Banadir Governor Tarzan. AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

qarjab-nugal.jpg

 

Maqal”Gudoomiyaha G/Nugaal oo ka jawabay Hadal uu kajeediyay Xaflad Dhigiisa G/Banaadir

 

May 9, 2013 - Written by Webmaster - Edited byWebmaster

 

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ayaa Jawaab ka bixiyay Hadalo uu ka jeediyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Xaflad ka dhacday magaalada London carunta dalkaasi Ingiriiska.

 

Hadalka uu jeediyay Tarsan ee jawaabta keenay ayaa ahaa tan uu ugaga hadlay Maamulo Sameystay Calamo aan jirin waa sida uu hadalka u dhigaye, waxaana taasi ku tilmaamay Arin aan lagu hadlin lagana fiirsan gudoomiyaha gobolka Nugaal.

 

Waxa uu taabtay gudoomiye Cabdi Xirsi Cali Taariikh kooban oo ku saabsan dhigiisa Gobolka banaadir isagoo sheegay in marar badan uu qaladaad ka galay Puntland iyo Calanka Soomaaliyeedba.

 

Dhinaca kale waxa uu Gudoomiyaha Nugaal ka hadlay qodobo kale oo ku saab sanaa isbedel xatooyo ah oo la sheegay in lagu sameeyay Dastuurkii lagu heshiyay ee loo sameeyay Dowlada federaalka Soomaaliya.

 

Waxa uu sheegay gudoomiye Qarjab in Cidii qiyaanada iyo isbedelka aan sharciga aheyn ku sameysay Dastuurka kuwo galay Qiyaano qaran, umada soomaaliyeedna aysan u noqon karin kuwo ka turjuma.

 

Waxay imanayaan ka hadalka Arimaha Dastuurka iyo Jawaabta Gudoomiyaha Gobolka nugaal uu u diray dhigiisa Gobolka Banaadir xili ay soo shaac baxday qiyaano iyo wax ka bedel xatooyo ah oo lagu sameeyay Dastuurka dowlada dhexe ee Soomaaliya qodobo ka mid ah .

 

SBC International Garoowe.

Daalacatey :331

 

The vicious audio below

http://allsbc.com/36284/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this