Carafaat Posted May 9, 2013 http://www.jowhar.com/golaha-wasiirada-soomaaliya-oo-isku-shaandheyn-iyo-ballaaran-lagu-sameynayo-warbixin/ Iyadoo indhawaalaba ay jirtay hadal heyn ku aadaneyd isku shaandheyn iyo ballaarin la doonayay in lagu sameeyo Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa warar soo baxaya sheegayaan inuu gabo gabo ku dhow yahay qorshahaas. Golaha Wasiirada oo xilligan ka kooban 10-wasiir ayaa qorshuhu yahay in la ballaariyo, lagana dhigo 18-wasiir, si loo kala qaado wasaaradaha is dul saaran oo qaarkood ka timid dhaliilo ku aadan habka ay u shaqeeyaan, isla markaana wasaarado qaar noqdeen kuwo howshooda ku milmay wasaarado kale. Arrimaha ugu weyn ayaa ah in dib lagu saxo qaabka awood qeybsiga dowladda ku dhisan tahay, kaasoo horay beelaha qaar ay saluugsanaayeen sida wax loo dhisay, isla markaana meesha looga saaro guux u badneyd mucaarado oo dowladda Soomaaliya uga imaaneysay dhinacyo u badan siyaasiyiin miisaan culus leh. Warar ay heshay Jowhar.com ayaa sheegaya in markii hore qorshuhu ahaa in isku shaandheynta ay dhacdo kadib shirka London ee maalin ka hor la soo gaba gabeeyay, waxaana horay u jiray in Madaxda dowladda ay isla wadeen qorshahan isku shaandheynta. Inkastoo wararka ay yihiin kuwo horu dhac ah, hadana waxaa ugu weyn in Wasiiro ay weyn doonaan xilalkooda, waxaana la hadal hayaa in ilaa afar wasiir ay meesha ka bixi doonaan, kuwaasoo ay kala yihiin Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta C/llaahi Ciilmooge Xirsi, Wasiirka Howlaha guud, Wasiirka Kheyraadka dalka iyo wasiir kale oo aan magaciisa wali helin. Wararka qaar ayaa sheegaya in Golaha wasiirada cusub ay ka soo muuqan doonaan wasiiro horay xilal uga soo qabtay xukuumadihii dalka soo maray, balse wali ma cada. Sidoo kale waxaa suura gal in wasiirada hada ka dhex muuqda golaha wasiirada ay dib u soo laabtaan, gaar ahaan wasiirada garabka Madaxweynaha Soomaaliya. Is bedelka lagu sameynayo Golaha Wasiirada ayaa noqonaya kii u horeeyay, tan iyo markii Ra’iisul Wasaare Saacid uu soo magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ahaa tiradii ugu yareyd Xukuumadihii soo maray dalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 9, 2013 Oodweyne, I think their purpose will be to add Ministers to the cabinet who oppose the governments strategy and vision for the country. But rather to accommodate major clans who were so far missing from the cabinet in order to prevent people opposing the governments overall strategy. I think this is a wise decision, a couple of Ministers post to win heart and minds of people and to show the inclusiveness of the government. This wont hurt Somalias overall stance and would gather more support for the strategy to protect Somalias sovereignty. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 9, 2013 ciilmooge is gettin replaced because of uselessness. that was the word in the streets in xamar these latest days Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 9, 2013 The defense Minister should be also fired, me thinks. The guy travelled along to every single foreign visit of the President and PM, rather then leading the war against Al Shabaab. he hasnt wont a single new town from Al Shabaab the last 5 months. Now he is complaining that the army doesnt have any weapons. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 9, 2013 Fiqhi is doing a good job, arafaat what you are suggesting is easier said than done, going to war is recource intensive thus explaining why fiqhi travelled with the president in every foreign visit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted May 9, 2013 Nonsense, the President and PM can do the job of resource collection abroad. The Minister should be on the ground and leading the day to day efforts of the military. Do you think the military officers will do an effort if their own boss(the Minister of Defense) in on vacation. The country is still occubied by Al Shabaab, he should be there 24 hours. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted May 9, 2013 Waa loo baahanyahay wasiiro cusub sida wasaarada waxbarashada iyo wasaarada caafimaadka, iyo beeraha/xanaanada xoolaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 9, 2013 heh@Oodweyne's Jubbaland obsession The cabinet is fine for the most part Quote Share this post Link to post Share on other sites