nuune Posted October 26, 2002 xariifkaan reer balcad uu aha,marka canbuulo mareenka aa laf dooro kaga margatay,wuxuu imaaday isbitaalka tikfeer ee xamar. isla markiiba dhakhtarka chineeska ah aa soo dhaweeyay oo baaritaan uu ku bilaabay,dhabarka iyo lafta niikada agteeda uu wiisiteen ku bilaabay. kan reer balcad aa soo booday wuxuu yiri:mahaan meesha ma ahan,kii chineeska marku intaas maqlay waaba xanaaqay because in chineese mahaan meesha ma ahan micnaheeda waxaa waaye dhakhtar fiican matihid baarakuuliyahoow bilaa edeb ka ah kii chineeseka ah shaqada inuu ka tago uu rabay illaa koo yaqaano af chineese loo yeeray oo u sheegay in uu af soomaali ku hadlaayay kan canbuulo mareenka lagu dhagay. somali------------------------------chineese mahaan meesha ma ahan = ma hang meisha ma ahen anyway madhameestirno sheekadan,kistoo aan soo xaday bas li ba aheed!! :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 26, 2002 i don't know which chinees language it is,whether it is mandariin or cantoneese! ni haoi hu yang jian xian chang !! Quote Share this post Link to post Share on other sites