Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: Qatari delegation arrives in hargeysa.

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Wefti reer Qatar ah oo dalka yimid

 

May 7th, 2013

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxwaynaha iyo Madaxwayne Xigeenka Somalinad, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan kula yeeshay wefti balaadhan oo ka socday dalka Qatar, kulankan ayaa lagaga hadlayay sidii dawlada dalka Qatar mashaariic horumarineed uga fulin lahayd Somaliland.

 

Weftigan oo maanta dalka soo gaadhay ayaa waxa madaarka ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Sh.khaliil Cabdilaahi iyo Wasiirka Wasaaradda Duulista, Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi.

 

Wasiirka Wasaaradda Diinta oo markii weftigu soo dageen madaarka kula hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay ujeedada weftigu ay u yimaadeen Somaliland, waxaanu tilmamay inay mashaariic horumarineed oo ay dalka ka hirgaliyeen ay furayaan waxaana ka mid ahaa haladii Wasiirka. ”Waa wefti ka kooban saddex masuul oo ka socda mid ka mid ah hay’addaha ugu qanisan dalka Qatar oo walaalaheen ah oo dalka u yimi inay indho-indheeyaan mashaariic badan oo ay dalka ka hirgaliyeena xadhigana ka jaraan, maalgalintaasi ay dalka ka samaynayaan oo wax wayn ka tari doonta horumarinta adeegyada bulshada, isla markaana xoojin doonta xidhiidhka labada dal ka dhaxeeya.”

 

Weftiga ka socday dalka Qatar, ayaa ka mahad celiyay sida fiican ee loogu soo dhaweeyay dalka Somaliland, waxaanay ballan-qaadeen inay sii wadi doonaan mashaariicda horumarineed ee dhinacyada dhaqaalaha, waxbarashada, caafimaadka iyo biyaha ee ay ka hirgalinayaan Somaliland, waxaanay weftigu la kulmeen madaxda ugu sareysa dalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

First time Qataris in SL so what do they really want in the past 22 years not a single Qatari visited SL so what do our arab friends want. Ileen waxani sadaqo ka badan eh:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Xaaji Xunjuf;947089 wrote:
First time Qataris in SL so what do they really want in the past 22 years not a single Qatari visited SL so what do our arab friends want. Ileen waxani sadaqo ka badan eh:D

Better late than never xaaji.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne;947103 wrote:
Qatar wants to be the shot-callers of the Muslim world in terms of foreign policy initiative. This means they want to play the role the Saudi used to play few years back. Hence to us we should lay out the red carpet, play our diplomatic card close to our chest, get whatever development aid they are hawking about, smile as wide as possible, never to forget to add few Arabic words in every sentence you make for their ears, and after few days when they agree to concretely lay down the money they were carrying on the table see them off with another red carpet at the airport with promise to look into more detail towards whatever Somaliweyn makarkey they came to sell it to you, ringing in their ears.

in other words Milk those fat b@stards:D

 

I think it will be very easy since Minister Khaliil grew up his young years in Saudi arabia and knows how to deal with these Arabs. lets see their projects and what they bring.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Xaaji and Oodka, you are being rude to our muslim brothers have come to help us. Please show them some courtesy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this