Saalax Posted April 30, 2013 DHAGAYSO Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Garoonka Kismaayo oo daganyihiin Qaar kamid ah Ergada Dagaalyahanada Kooxda Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo halkaasi oo fariisimo ay ku leeyihiin Ciidamadda Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo, weerarka ayaa dhacay Xalay goor danbe, waxaana ay labada dhinac isku adeegsadeen hubka Noocyadiisa kala duwan. halkan riix oo dhagayso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 30, 2013 http://horufadhi.com/2013/04/30/dhagayso-al-shabaab-oo-weerar-culus-ku-qaaday-garoonka-kismaayo-oo-daganyihiin-qaar-kamid-ah-ergada/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 30, 2013 Godane attempted an attack, then ran away as usual This was not a bid deal, the city is well protected. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 30, 2013 Xiinfaniin Amiir godane is stronger than raskambooni militia and all the other factions , but you have borrowed muscles Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 30, 2013 not surprised instead of bing busy with the shimbirayahow heesa meeting they should prioritize the security, Al shabaab has bases just outside the city. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 30, 2013 We note both separatists and anarchists wish Godane gets stronger to disrupt the peace in the region. But Allaah has other plans and the people are doing the right thing ...so chill waryaaya and watch the Jubbaland progress Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 30, 2013 No one is wishing anything people want peace in the region , but we are just stating the facts with out Kenyan support Amiir Godane would flush the raskambooni mIlitia out of the region . Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 30, 2013 ^^That is a wish on your part Be smart oo u labis bahasha ninyahow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-wehliye Posted April 30, 2013 Xaaji Xunjuf;944731 wrote: Xiinfaniin Amiir godane is stronger than raskambooni militia and all the other factions , but you have borrowed muscles Oo Godane iyo maafiyada la socota goormey dagaal galeen..marwaliba dhoomeysi un bey ku dagaalamaan! Ilaahayoow ummada ka qabo kuwaan KHAWAARIJKA ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 30, 2013 Abu weheliye Godane iyo shabaab ka adag Somalida kale. kana ciidan adag kana awood badan shabaab waxa dalka ka saaray kenyati xabashi ugandhees burundiis , maxa beenta la isu shegeyaa. Xaxabashi ka adag shabaaab laakin shabab ka adag kooxaha Somalia oo dhan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted April 30, 2013 Godane is also stronger than the Somali president. If it wasn't for Ethiopia/Uganda AU + Western back up. So I don't see your point. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 30, 2013 Xaaji Xunjuf;944780 wrote: Abu weheliye Godane iyo shabaab ka adag Somalida kale. kana ciidan adag kana awood badan shabaab waxa dalka ka saaray kenyati xabashi ugandhees burundiis , maxa beenta la isu shegeyaa. Xaxabashi ka adag shabaaab laakin shabab ka adag kooxaha Somalia oo dhan. Beentaa Puntland kama adka. Waataa saaka toogatay oo buuraha ku gurtay. Laakiin Godane amiir baad u qabtaa for clannish reasons Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 30, 2013 Alshabaab attacks mogadishu daily if that means anything. loool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted April 30, 2013 Ahmeds madoobe former friends. Wouldnt be suprised if he flipflopped and rejoin alshabab when he realize that his project wont fly Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 30, 2013 xiinfaniin;944790 wrote: Beentaa Puntland kama adka. Waataa saaka toogatay oo buuraha ku gurtay. Laakiin Godane amiir baad u qabtaa for clannish reasons Shabaab can run Puntland over ,if they were not concentrated and if they were not battling ugandans burundi ethiopian kenyan and Somali troops in south and central Somalia. You remember in 2006 the ICU were on the verge taking Galkacyo but the Ethiopians saved the show.. And Shabaab in 2009 were 10 times stronger than ICU they were ICU on steroids. Xiinfaniin nin weyn lugu ma yidha been baad sheegeysa waxaas ma qurux badana waxa la yidha aniga sida ila ma aha. Amiir Godane dee wa magacisa wa tittlke ku u sido kooxda u hogaamiyo i dont support shabaab or godane. Quote Share this post Link to post Share on other sites