MoonLight1 Posted April 30, 2013 Puntland oo dil toogasho ah ku fulisey 13 qof oo lagu xukumey in ay ka qayb-qaateen dilal kala duwan Duleedka Bari ee magaalada Bosaso ayaa maanta dil toogasho ah ka dhacay kaas oo lagu fuliyey 13 qof oo lagu xukumey in ay tirsanaayeen al-Shabaab, isla markaana dilal kala duwan fuliyeen. Lix ka mid ah dhalinyarada maanta dilka toogashada ah lagu fuliyey ayaa loo haystey dilkii Dr.Axmed Cabdiraxmaan oo 5/12/2011 lagu diley magaalada Bosaso, Dhalinta dilka lagu fuliyey waxaa kamid ah ahayd Gabadh lagu magacaabo Ruqiyo Xassan Maxamed Yusuf Qaar kamid ah dhaliyarada dilka lagu fuliyey ayaa horey Maxkamadda ciidamada qalabka sidaa ugu xukuntey dil, taariikhdu markey ahayd 27 Feberaayo 2013, Sidoo kale qaar kale oo ka mid ah ayaa waxaa dil ku xukuntey Maxkamadda Darajada kowaad, waxaana lagu eedeeyey in ay dileen, Culimo, Xildhibaano, Saraakiil, Qaadiyaal iyo dad kale oo bulshada waxtar u lahaa. Askeri isla goobta ku dhintey Cabdikariin Xasan Firdhiye xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidanka Puntland ayaa Horseed Media sidoo kale u sheegay in uu jiro askari ka tirsanaa ciidamadii dilka fulinayey uu goobta ku geeriyoodo, kadib markii ay ku dhacdey xabadiihii lagu ridaayey dhalinyarada dilka lagu xukumey, inkastoo uu ka gaabsaday xeer ilaaliyaha in uu faahfaahiyo sida uu askariga ay xabadda u gu dhacdey iyo magaciisa. Askarta toogashada fulisey ayaa la sheegay in ay ahaayeen saddex saf oo kala danbeeya, kuwo dhulka dhabacan, kuwo jilibka laabtey iyo kuwo taagan, waxaana la filayaa in askarta taagan rasaastoodi ay haleeshay mid ka mid ah askarta Jilibka dhigtey. Waxaa weli Xabsiyada Puntland ku jira dhalinyaro badan oo ku eedaysan falal dil ah in ay ka fuliyeen Puntland iyaga oo amarka ka soo qaatey al-Shabaab, waxaana badankood lagu xukumey dil tyoogasho ah. Horseed Media http://horseedmedia.net/2013/04/30/puntland-oo-dil-toogasho-ah-ku-fulisey-13-nin-oo-al-shabaab-ka-tirsanaa/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 30, 2013 It's about time the public gets closure of Dr. Axmed Cabdiraxmaan (AUN) killers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 30, 2013 Hang 'em high! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted April 30, 2013 What if they find out they didnt do it after 2 years? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 30, 2013 ^^Faroole has been dragging his feet to execute these youth. They have been in jail for a long time. Only after the murder of Sheekh Gacmey did the ground shift in demanding their execution. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted April 30, 2013 They arrest poor youth, torture them, then accuse them of being Shabab. They wouldn't be touched if they were from an influential family. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 30, 2013 ^ What proof do you have that they are not from a so-called "influential family"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sulleiman The Great Posted April 30, 2013 I pray for closure for the families and justice for the innocent lives lost, the matter of execution is a permanent one, this is nothing more than muscle flexing and the military judge should at least be thoroughly investigated to make sure this kind of thing never happen again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted April 30, 2013 interesting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted April 30, 2013 MoonLight1;944638 wrote: Askarta toogashada fulisey ayaa la sheegay in ay ahaayeen saddex saf oo kala danbeeya, kuwo dhulka dhabacan , kuwo jilibka laabtey iyo kuwo taagan , waxaana la filayaa in askarta taagan rasaastoodi ay haleeshay mid ka mid ah askarta Jilibka dhigtey . ;) Even when the targets are tied to a tree - so much for Puntland special forces that Dettoore Osman and others boast daily in here... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted April 30, 2013 Mad_Mullah;944700 wrote: They arrest poor youth, torture them, then accuse them of being Shabab. They wouldn't be touched if they were from an influential family. What do you mean by an influential family? If you mean by the clans in Puntland then majority of them are from influential family, in fact half are from Faroole sub sub sub clan and the rest are from Bosaso and Qardho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted April 30, 2013 Yunis;944722 wrote: ;) Even when the targets are tied to a tree - so much for Puntland special forces that Dettoore Osman and others boast daily in here... lol, accidents happen waryaa, even the American special forces get accidents, this was a friendly fire Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 30, 2013 Yunis;944722 wrote: ;) Even when the targets are tied to a tree - so much for Puntland special forces that Dettoore Osman and others boast daily in here... :D I am sure Dittoore Osman is deeply disappionted. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-wehliye Posted April 30, 2013 Haddeey yihiin kuwii dilka geeystey waxey ila tahay wey heleen waxey muteesteen Quote Share this post Link to post Share on other sites