xiinfaniin Posted April 29, 2013 Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo sheegay in dastuurka uu u baahanyahay wax ka badal 29. april 2013 Maxkamada sare ee dalka ayaa shaaca ka qaaday in Dastuurka KMG ee dalka Soomaaliya uu ubaahan yahay dib u eegis ballaaran in lagu sameeyo. Gudoomiyaha Maxkamadda sare Caydiid Ilka Xanaf oo ka hadlay arrimaha la xiriira dastuurka ayaa sheegay in dastuurka uu u baahan yahay dib u eegis si loo tafaftiro oo looga saaro qaladaad uu sheegay inay ku jiraan. Ilka Xanaf ayaa sheegay in waxyaabaha saxida u baahan yahay ay ka mid tahay in dastuurka uu ku qoran yahay in uu jiro aqal kale oo aan aheyn midka Baarlamaanka kaasi oo aan hada sameysneen balse uu soo jeediyay in la sameeyo. Caydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf oo soo hadal qaaday arrimaha xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay ilaalinta xuquuqda qofka ee xaga bulshada iyo dhaqaalaha, waxaase uu sheegay in wax badan oo fuli lahaa ay dhaqaalo daro u sabab tahay. Hadalkaani ayaa waxa uu ka jeediyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Caydiid Ilka Xanaf kulan looga hadlayay xuquuqul insaanka oo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 29, 2013 For those of you who do not know who Ilka Xanaf is, he is President Hassan Sheekh's Attorney General Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted April 29, 2013 A federal upper house is a waste of time and resources. A way to award lazy self-important people with government positions. We don't need to emulate archaic ways of governance that are inefficient and made for the sole purpose of dragging legislature forever. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 29, 2013 how can states be formed when there is not even a upper house formed yet shouldn't we prioritize this first? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 29, 2013 oba, unuka are failing Somalia again. this will be the last time you guys will be trusted with Somalia. changing the constitution , and attempting to stop federalism is a treason , waryaa :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 29, 2013 OK xiinow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 29, 2013 Who will pay their salaries? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 29, 2013 ^^Does it really matter, che? It is imperative Somalis understand constitutional matters are constitutional and should be respected. Come 2016, this constitution can be significantly altered , not now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 29, 2013 Che -Guevara;944464 wrote: Who will pay their salaries? Walaalaheen beesha calaamka adeero John kerry ayaa kiish lacag ah soo diraya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 29, 2013 xiinfaniin;944398 wrote: For those of you who do not know who Ilka Xanaf is, he is President Hassan Sheekh's Attorney General Ilkaxanaf 'xeer ilaaliye' ma'aha, which attorney general implies. Ilkaxanaf waa guddoomiya maxkamadda sare (Chief Justice of the Supreme Court). Jagada uu haayo mida madaxweynaha weyba ka sareysaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 29, 2013 Thanks MMA . I stand corrected. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted April 30, 2013 Does any one know what powers this upper house will have?and is there an election crateria like ,education,experiance, age? BTW This house should be able to deal with HAG elders in Mog!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 30, 2013 Its most likely they will be/dominate the upper house; haddiiba la ansaxiyo. Ps. warar hoose waxay sheegayaan in Ilkaxanaf mar dhow beddelkiisa la magacaabi doono!. Quote Share this post Link to post Share on other sites