Dr_Osman Posted April 27, 2013 Beer cusub oo la dhagax dhigey xabsiga Garowe 27 Apr 27, 2013 - 2:48:05 AM GAROWE ONLINE Beer cusub oo uu yeelan doono xabsiga cusub ee dhismihiisu ka soconayo magaalada Garowe ayaa maanta 27 April,2012 la dhagax dhigey , waxaana kasoo qeyb galey munaasabad lagu dhagax dhigayey masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Beeraha ,Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland iyo Saraakiil ka socotey Hay,adda UNPOS, Wasiirka Wasaarada Beeraha Puntland Eng Maxamud Xaaji Saalax oo ka hadley dhagax dhigan ayaa sheegey in beertani faa'iido weyn u yeelan doonto maxaabiista , islamarkaana ay rajeynayaan inay noqoto mid miraheeda ay gurtaan, iyadoona uu sheegey taas bedelkeeda inay kasoo dhagax dhigtey wasaaradiisu xabsiga ku yaal Magaalada Bosaso. Taliyaha ciidanka Asluubta Puntland Gen.Cali Nuur Cumar ayaa sheegey in beertan ay qeyb ka tahay mashruuca dhismaha xabsiga oo ay fulineyso hay'adda UNPOS , iyadoona looga faa'iideyn doono maxaabiista iyo ciidanka Asluubta Puntland. Taliye Cali Nuur waxa uu intaas raaciyey in shaqada beertan lagu tababari doono maxaabiista , kuwaas oo mustaqbalka ay kasoo bixi doonaan xirfad-layaal kala duwan oo noqon doona beeraley , wuxuuna sheegey in Puntland xabsi-yadeeda oo dhan ku rajo weyn yihiin ka hirgalinta mashaariicdan oo kale, iyadoona maalintii shalay bosaso beer noocan oo kale ah xabsigeeda lagu dhax dhigey. Saraakii ka socota Hay,adda UNPOS ayaa kasoo qeyb gashey dhagax dhigii Beerta, waxaana sidoo kale beertan la dhagax dhigey ay kusoo beegmeysa xilli uu gabo gabo ku dhow yahay dhismaha xabsiga cusub ee laga wado magaalada Garowe oo noqon doona kan ugu wayn guud ahaan Puntland. Halkan ka dhageyso Axmed Cawil Warbixinta uu ka diyaarshay beertan http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Beer_cusub_oo_la_dhagax_dhigey_xabsiga_Garowe.shtml Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted April 27, 2013 That's a good initiative, make them do something productive, these skills will help them once they're outside the walls. They or their families should be paid though for this labour, otherwise its just slavery Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 27, 2013 Chimera, I agree its a good initative and I hope it gets replicated across Puntland Prisons. I think Bosaso Prison needs to get knock down and a state of the art prison built considering its the biggest city in Puntland. Strange both of our state of the art prisons are in garowe and qardho when it should be galkayo bosaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 27, 2013 Good initiative. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted April 27, 2013 About time they have started greening and landscaping. Woow....I did not know you had it in you to see good things unless of course it is ilma Marqaan-driven one. Carafaat;943959 wrote: Good initiative. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 28, 2013 Ilyria, it is a good initiative. I think its good for the prisoners to do some usefull activity and good for society in they contribute/give back. I am a giver sxb, and I do not refrain from compliments when I see good examples. P.S. You should look up the many threads I made complimenting Puntland. There is a lot of positive to be learned from Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites