xiinfaniin Posted April 23, 2013 Mee Gheelle? Boowe geelii la dhammeeye see wax u jiraan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted April 23, 2013 Beautiful picture . Thanks Xiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 23, 2013 ^^No Problem bro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 24, 2013 The livestock industry is booming. Xoolaheena Puntland " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 24, 2013 Aan bal ka eego summadeydi Ps: Even though hundreds of them ayaa la dhoofiyaa, and Somalia still waxey ku faantaa tirada geela ee ugu badan adduunka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 24, 2013 nuune somalia iyo meelaha meeshan loogama hadleyo. War Iga tag meeshu wa boomings Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted April 24, 2013 What's the retail price for one awr and how much it sells in foreign markets? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 24, 2013 Baashe, qiimaha awrka and hasha do differ, but very slight difference, recently I was at one of the bigggest camel markets back home, and prices do differ according to the sizes, nirig, qurbac, hasha, awrka etc. Mar aan yara broke noqdey after intii aan heestay aan reeraha iyo qaraabada wada siiyey, ayaa waxaan iri aawey geelii nuune aad idhihi jirteen geel baad leedahay, it is the custom of the family that everyone has a number of camels, haduu ilmaha dhashaba a number of camels is entitled to him/her, so I was just asking around qoyska, waxaa la igu yiri geelaagi wuu tarmey, laakin tira ahaan iney ii sheegaan wey diideen waad taqaan dadka miyiga, badanaa qofka your imaginary geelaaga raaca ayaa masuul ka ah maadaama uu isagu dhaqaaleeyo, so wey ka gaabsadeen iney tirada ii sheegaan laakin wuu tarmey bey yiraahdeen, haye unbaan dhahey adeerayaal, waad aragtaan intii yareyd een la imaadeyna wataa aad aragtaan, hade hal neef oo geela ayaan doonayaa oon ku ambabaxo, intii la ii yeeray unbaa la i dhahey u yara kaadi intuu geela soo xaroonayo maadaama uu in badan maqnaa balse barri buu ku soo beeganyahay, markiibaa la igu yiri, geelaad ugu jeceshahay kala soo dhax bax, awr aad moodo inuu abur kicinayo oo geedada taagayo unbaan dhahey kan ayaan doonayaa, intii la isla hadley baa la igu yiri hala siiyo kiisa kan ma aheyn laakiin waan oogu badaleenaa. Markii baan soo qumiyey oon suuqa keenay, waxaana ku iibsadey $12,00 kunn iyo laba boqol oo dollar. geela marka cayaar cayaar ma ahan, hashu ayadu waxaan ku ogaa $13,00. Later on that day aan soo iibshey ayaan gooni ula faqey gabadh eedadey ah, waxeyna ii sheegtey inta halaad een leeyahay hana ahaato sir inaga dhaxeyso, nimankii iyagu weyba ii diideen iney ii sheegaan xaqeyga Ps: sawirada geela een topigan ooga jeedo sizekooda waa uu yaryahey, and little can you see hal ama awr in there, nirgo ama qurbac abeed ah ayey u badanyihiin, which is good, at least lama dhoofinayo hasha irmaan iyo ratiga abaahinayo halaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted April 24, 2013 Show ninyahow nin ladan oo mood leh baad ahayd. Waxa ila tahay hadde in gashaanti lagugu dayay oo la lagu tilmaamay Dhuubo dhex yartii jinka ahayd yaaney kugu hinaasin ninyahow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 24, 2013 The pictures are stunning. Intaas oo geel ah xagee lo dhoofinaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 24, 2013 Aaliyah, waxaa loo wadaa carabta, saan fahamsanahay Quote Share this post Link to post Share on other sites