Sign in to follow this  
Jacaylbaro

DNO International Signs Production Sharing Contract in Somaliland

Recommended Posts

Oslo, 23 April 2013 -- DNO International ASA ("DNO International"), the Norwegian oil and gas company, announced today that it has entered into a Production Sharing Contract (PSC) covering Block SL18 onshore Somaliland.

 

The President of Somaliland, Ahmed M. Mohamoud Silanyo, and DNO International's Executive Chairman, Bijan Mossavar-Rahmani, attended the signing ceremony in Washington, D.C. yesterday.

 

"This 12,000 square kilometer block adds substantial exploration acreage to DNO International's portfolio and in an area that is both prospective and undrilled," said Mossavar-Rahmani. He added that Somaliland falls within the Company's geographic and geological comfort zones. "We have been active across the Gulf of Aden in Yemen since the late 1990s."

 

The Company has initiated studies on Block SL18 ahead of an extensive seismic program planned for 2014.

 

--- DNO International ASA is an Oslo-listed, Middle East and North Africa focused, oil and gas company holding stakes in 18 licenses in various stages of exploration, development and production both onshore and offshore in the Kurdistan Region of Iraq, the Republic of Yemen, the Sultanate of Oman, the United Arab Emirates, the Tunisian Republic and Somaliland. http://www.dno.no ---

 

Oslo, 23 April 2013

 

DNO International ASA

Corporate Communications

Share this post


Link to post
Share on other sites

DNO International oo heshiis wax-soo-saarka shidaalka ah la gashay Xukuumadda Somaliland

 

u_97577d_2013-4-24-14-23-22f_pt4.JPG

 

April 24th, 2013

 

Oslo, (Somaliland.Org)- DNO International oo ah shirkad sahaminta shidaalka ka shaqaysa oo laga leeyahay dalka Norway ah ayaa shaaca ka qaaday inay la saxeexatay heshiis wadaag wax-soo-saarka Block SL18 Somaliland.

 

Xukuumada Somaliland oo heshiis la gashay shirkad shidaalka soo saarta oo laga leeyahay wadanka Norway heeshiiskan oo ka dhacay magaalada Washington ee wadanka maraykanka, dhinaca xukuuumada waxa u sexeexay Wasiirka Macdanta, Tamarta iyo biyaha Xuseen Cali Ducaale halka dhinaca shirkadan uu u sexeexay madaxa fulinta ee shirkadaasi D.N.O Mr. bijan mossavar-rahmani sidoo kale

 

 

“Sahaminta masaafo gaadhayasa 12,000 square kilometer, waxay wax ku kordhin doontaa saamiyada baadhitaano ee DNO, taasoo ah goob mustaqbal leh, welina la qodin,” ayuu yidhi Rahmani, isagoo raaciyey, in Somaliland ku taal goobaha shirkadu ka hawlgasho, iyo deegaan dhinaca sahaminta rajo leh, “Waxaan shaqo fiican ka qabanaynay Gacanka Cadan ee Yemen ilaa 1990-kii.”

shiidaal1.jpg

Waa shirkadii sadexaad ee shiidaal baadhis ah oo heshiis la gasha Somaliland sadexdii sanadood ee ugu danbeeyay taasina waxay cadaynaysaa ayuu wasiirku sida ay shirkadaha caalemiga ahi u danaynayaan shidaalka ku kaydsan somaliland.

 

Madaxa fulinta ee shirkada DNO bijan mossavar-rahmani oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in heshiiskani uu yahy mid taariikhi ah oo midho dhal noqon doona , mr. rahmani waxa uu sheegay in baadhitaan ka bilaabi doonaan dhulqiyaastiisu tahay 12,000 skm, waxa kale uu sheegay in ay Somaliland ku taalo meel u dhaw meelaha ay shirkadani hada howlaha shidaal qodis ah ka wado sida wadanka yeman iyo Iraq

 

heshiiskii-two.jpg

 

Shirkadu waxay hore u deristay macluumaadka Block SL18, ka hor intaanay ka bilaabin hawlo seismic ah sannadka 2014.

DNO International, ayaa ah shirkad sahamin shidaal oo ka diiwaangashan dalka Norway, isla markaana ka hawlgasha barriga Dhexe iyo waqooyiga Afrika, shirkadan ayaa haysata 18 liisan oo dhinacyao kala duwan sida baadhitaano, soo saaris dhinaca badda iyo berriga ah ee gobolka Kurdistan, ee Ciraaq, dalka Yemen, Cumaan, UAE iyo Somaliland.

 

Somaliland.Org/Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why do Somali governments always give exclusive rights of blocks that are almost the size of some countries. This is a huge block in a region not fully in the control of Somaliland, when do you expect to see any progress in terms of oil production there?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Siilanyo should consult with Somalia before signing these contracts. Otherwise we will see a race to the bottem, African countries competing with eachother to the bottem.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this