Abtigiis Posted April 19, 2013 Uxorious Ngonge is not only a committed family man, it now emerges. In what can only be described as atavistic literary ingenuity, he has composed a rendition of his villagetrait (compatriot) Mohamed Ibrahim Warsame (Hadrawi's) timeless "Togdheer song" for his other love: Shiisha. I received this poem from him courtesy of a facebook message. Taksiile suuqa joogaan Talafoon u dirayoo U tilmaamay bahashoon La soo taw dheh ku idhe Isma tarin dhaqaaquu U tabaabushaasytoo Taab gaabnidiisay Naftu tiigsi awgii La tawaawacaysaa Ma traafik baa qabtay? Ma tilmaanti buu gafay? Mise tu yaruu qaaduu Tiir uu ku tiirshoo, taataabanyaa? Tolow miyey qaniintoo Tab aan loo fadhiyin iyo Tu hoosuu ka tuugsaday? Todobaatan jeer baan Tuujiyey indhaha oo Siday timo haldhaaleey Ula tagtay shiishadaydii Taah iyo xaraariyo dawakh baan la toosaa!" :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted April 19, 2013 ^^ These are the problems I used to have, saaxib. But I quit shiihsa a while back and now I smoke these: p.s. Ku man xaasidin tagsiilaha hado wax helay. For I've always said, nin qooqay waxba laga ma qoro. (with apologies for my inability to use a more polite description) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complicated Posted April 19, 2013 War "nin qooqay" ku badal arayga hadii kale hablahaa iminka kugu eedayn doona inaad jidkii saaxiibkaa martay Quote Share this post Link to post Share on other sites