Aaliyyah Posted April 18, 2013 Akkhristayaasha Sharafta leh waxaanu halkan dinku soo gudbinayna gabayo iyo buraanburo aad iyo qiimo badan oo loo tiriyey maamulka Khaatumo iyo waliba urur maxali ah oo ka hawl gala magaalada Ceerigaabo. Gabayadan iyo Buraanburadan oo lagu soo ban dhigay Xaflada si heer sare ah oo lagu daah furaye dugsiga Dal-Kaab oo ah dugsi waxbarasho looguna talagalay in uu si tabarucaad ah dadka wax loogu dhigo ayaa lagu daah furay magaalada ceerigabo ee xarunta gobolka sanaag waxaana xafladan soo qaaban qaabiyeen masuuliyinta ururka Dal-Kaab iyadoo ay ka soo qab galeen cuqaal oday dhaqamedka magaalada iyo masuliyiin kale. (Halkan Kadaawo Muuqaal) " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 18, 2013 Hiding in one dark room? Is tageero xoogaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted April 18, 2013 They have the right to have a political opinion different to that of the mainstream society in Somaliland as long as they don't break the country's laws. Somaliland has people with all sorts of ideologies and they are all free to express their opinion. Quote Share this post Link to post Share on other sites