oba hiloowlow Posted April 15, 2013 Dowladda Federaalka Soomaaliy ayaa sheegtay inay maamul cusub u sameynayso gobolka Mudug iyo maglada Galkacyo. Wararka naga so gaariya Xafiiska Raisal Wasaaraha ayaa sheegay ayaa sheegay in dadka gobolka Mudug muujiyay dareenka loo qabo in maamulkan imika jira la baddalo. Sida Dawladii dhexe u buburtay sanadkii 1991 Gobolka Mudug iyo magalada Galkacyo wuu kala qeybsanaa, oo qeybo kala duwan waxa heysta kooxo hubeysan oo kazoo kala jeeda beelaha degan gobolka. Wararka na so gaarayo ayaa sheegayo in guddomiyaha cusub ee gobolka mudug loo magaacabi doono Maxamed Yuusuf (tigay) oo hadda ah guddomiyaha gobolka mudug ee maamulka Puntland, guddomiye ku xigeenka waxaa lo magaabi doona Axmed Shariif Cali Hiloowle oo kaso jeeda koonfurta magaalada Gaalkacyo. Xoghaya guud waxa loo wada ina laga dhigo nin kazoo jeeda beesha Leylkase iyo Madaxda Policeka gobolka loo magacaabo nin kasoo jeeda beesha Qubbeys(***) oo ila hada dhexdhexaas ka ahaa beelaha isku heysta magalada iyo gbolka. Kulamo wada tashi ah oo ka socday bilihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeyn lagu guuleystay in maamulkii hore lagu qanciyo inuu xilka wareejiyo, si maamulka cusub uga howl galo gobolka. Ilaa iyo hada lama sheegin goorta ee dhiciso munaasabada ay xilalka ku kala wareegayaan maamulka cusub ee loo magacaabay Gobolka Mudug iyo Maamuladii hore ee kazoo kala jeeday beelaha Mudug. Wasiiro ka tirsan Xukuumada iyo Xildhibaano ay ka qeyb geli doonaan munasibadaas oo maalimaha soo socda tagi doona magaalada Galkacyo. Cabdi Faarax, Muqdisho/Soomaaliya. Allgedo News Media Network allgedo@allgedo.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2013 good stuff. mashallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 15, 2013 Interesting does this mean the city will be united. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2013 thats what the government is planning. no more Mugdi Mudug, iftiin iyo nabad baan rajeyneena Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ciyaal Facili Posted April 15, 2013 waa riyo cad ah. Anigu waxaa dhihi lahaa Berlin Wall halaga dhiso Gaalkacyo. Yaa been la isku sheegin dadkaan waligood ma heshiid doonaan. Kuwa soo socda iyo kuwa ku sii xiga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 15, 2013 Not really credible Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2013 xiin sxb what is your stance on this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 15, 2013 My stance is to be practical , and do what it is feasible , politically and constitutionally. The government should not get in the political affairs with respect to local governance. Facilitate reconciliation, broker peace and encourage legitimate governance --that should be president Hassan's internal policy . Period. Kismayo should be a lesson for them. ps. this is by the way very valuable yet free advice Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 15, 2013 In another news, the federal government in Muqdisho is building an administration in American Samoa and Zamunda. In the coming days, it will appoint new governors. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2013 I see where you are coming from, laakin dee miyeeysan habooneyn in reer muduga khasataan reer gaalkacyo hal maamul ku midoobaan instead of Puntland,ximan and xeeb and galmudug and the fact that there is an actual green line in the city.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 15, 2013 The Government can not even protect its own institutions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2013 Jacpher;938534 wrote: In another news, the federal government in Muqdisho is building an administration in American Samoa and Zamunda. In the coming days, it will appoint a new governors. well its the same PL governor Tigay, galmdug gets the vice governor post reer Garsoor gets the deputy post. maxaa ka xun dont u guys wanna have maamul lo dhan yahay in Gaalkacyo so we can get pass this green line nonsense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 15, 2013 oba hiloowlow;938538 wrote: well its the same PL governor Tigay, galmdug gets the vice governor post reer Garsoor gets the deputy post. maxaa ka xun dont u guys wanna have maamul lo dhan yahay in Gaalkacyo so we can get pass this green line nonsense. Nice. Can we do that in Buuhoodle, Laas caano, Garbahaareey and the other gazilliion towns oo la wada dago? It's wrong priorities for Hassan to waste Somalia's resources into this micromanaging every xaafad of every issue and forget the big picture. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 15, 2013 well gaalkacyo waa special case the only city who still got a greenline it is the task of the government to get involved and come up with a solution dont u think? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 15, 2013 oba hiloowlow;938552 wrote: well gaalkacyo waa special case the only city who still got a greenline it is the task of the government to get involved and come up with a solution dont u think? Good point galkacyo is the most divided city it needs one administration we support the government in this. Quote Share this post Link to post Share on other sites