Dr_Osman Posted April 14, 2013 Garoowe: Daawo Sawirada Xarunta Warbaahinta Dowlada Puntland iyo Xarumo Cusub oo Garowe laga hirgaliyey. April 13, 2013 9:21 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Print Print Garowe: (pp)- Dowaladda Puntland ayaa ku guulaysatay 10,April,2013 tijaabadii ugu horaysay oo ay ku samayso Idaacadd cusub oo Dowlada afkeeda ku hadleysa, Waxaana booqdey xarunta idaacadda todobaadkii lasoo dhaafey Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed iyo Xubno ka tirsan Xukuumada , kuwaas oo ka qeyb galey munaasabad kooban oo tijaabada idaacadda loo sameynayey. Dhismaha Idaacadda oo isugu jira Radio iyo Televion ayaa waxaa uu ka kooban yahay in ka badan 10 qol , iyadoo sida uu u sheegey Puntlandpost Afhayeen Puntland Axmed Cumar (liibaax Joore) ay jirri doonaan dhismayaal kale oo lagu kordhinayo xarunta oo ah mid haysata dhul aad u balaaran. Tijaabadii Idaacadda waxaa gacan ka geystey khabiiro ajaaniib ah iyo kuwo dalka u dhashey kuwaas oo ah dadka mashruucan hirgalintiisa gacanta ku haya, waxaana sida uu afhayeenku noo sheegey dhici doonta munaasabad balaaran oo loo sameynayo xarig ka jarista warbaahinta Dowlada marka howsheeda la dhameystiro isla bishan aynu ku guddo jirno. Idaacadda Puntland ayaa ah hadda mid weli si tijaabo ah hawada ugu jirta, waxayna ka soo gashaa hirarka gagaaban ee Shor-Waves-ka ama SW1 , iyadoona durba laga maqlay deegaano badan oo ka mid ah dhulka Somalidu dego iyo dibada dalka sida uu Puntlandpost u sheegey Libaax Joore. Puntlandpost oo maanta booqatey Xarunta Idaacadda waxaana noo suurto gashey in aanu Akristayaasha uga soo gudbino Sawiro Idaacadda iyo Xarunta TV-ga . Idaacadda iyo TV-ga ma ahan wali kuwo howshoodu dhameystiran tahay , iyadoo goobta aan wali lagu rakibin qalabkii loogu talo galey , islamarkaana sida uu noo xaqiijiyey afhayeen libaax joore dhawaan la qalabeyn doono , balse hadda waxa idaacadda oo kaliya ku jirtaa tijaabo. Ilo ku dhow dhow isla xarunta Madaxtooyada Puntland oo ay soo xiganeyso Puntlandpost ayaa u sheegey in 20 April 2013 lagu wado in ay dhacdo xaflada weyn ee xarig ka jarista Warbaahinta cusub ee Dowlada Puntland hirgalisey. Waxaana kasoo qeyb gali doonaa munaasabadaasi sida ilihu xaqiijiyeen Madax ka socoto beesha caalamka iyo Madaxda Dowlada Puntland, halka lagu casumi doono marti sharaf kala duwan. Dhanka kale waxaa Qeybtan ka daawan kartaa dhismayaasha cusub ee loo hirgaliyey qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowlada Puntland, iyadoona ay xusid mudan tahay inay jiraan dhismayaal kale oo wasaarado kale diyaarinayaan in ay dhistaan, kuwaas oo durba ay dhagax dhigteen , waxaana sida ka muuqaneysa goobtan noqoneysaa magaalo cusub oo kusoo biirtey Garowe kuna yaalaan xarumaha Dowlada badidood Puntland Radio Inside Daawasho wacan dhismayaasha wasaaradaha qeybtood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 14, 2013 Even burahadeer made a come back for Puntland alla cuqdadsana umaadu. War rivalryka puntland maad iska jojjisaane oo ku dayda dadku hadi laga hormaray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 14, 2013 This is puntland's wesminister. It will be the zone where the head of state, vice president, ministries are. If you want to speak to them you will need to visit that zone not like in the middle of xafadaha ministries of somaliland even theyre siilanyo could be your next door neighbour and you wouldnt know Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 14, 2013 Having the puntland westminister with ministries in the federal zone of Garowe remember garowe does have its local zone also will be awesome town planning for the city. The only thing left is to upgrade these abysmall seating arrangements of parliament but maybe that will need to go when the state becomes multi party politics. This seating is a joke and needs to be rectified immeditely Even Qardho has better seating arrangement But I tell you what I am proud of the ministries and presidential square being constructed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 14, 2013 I cant let go of this parliament, because somaliland has done better even though Puntland parliament is 5 times the size of they'res but inside they are 5 times better and I cant accept this because I am Puntian citizen Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted April 14, 2013 Dr_Osman;937976 wrote: I cant let go of this parliament, because somaliland has done better even though Puntland parliament is 5 times the size of they'res but inside they are 5 times better and I cant accept this because I am Puntian citizen First of all, i would like to congratulate Puntland for rebuilding itself from rubbles and shinning out in the middle of war-zone country, however somaliland has done the same thing but the difference is, somaliland has broke away from the symptoms of the problem by washing its hands off for not returning back to the dreams we once shared in past. In this small redsea country they value peace more than anything else. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 14, 2013 DOC Puntland is doing ok if you ask me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted April 14, 2013 I see only wasteland with 2, 3 new buildings Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted April 14, 2013 *ANWAR*;937989 wrote: I see only wasteland with 2, 3 new buildings I have to agree with you, it's unfortunate that both Puntland and Somaliland are arid deserts. Quote Share this post Link to post Share on other sites