Saalax Posted April 13, 2013 AUN Dad ka Caraysan Dil ay Ciidanka Ethiopia Caabudwaaq ugu Geysteen Dhaqtar si weyn looga Yaqaanay degmadaas oo Banaanbax dhigay Caabudwaaq(RBC Radio) Shacabka degmada Caabudwaaq si weyn uga careysan dil loo geystay mid ka mid ahaa dhaqaatiirta ugu caansanaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud banaanbaxa ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Caabudwaaq. Banaanbaxayaasha ayaa si weyn uga careysnaa dil ay ciidanka Ethiopia gaar ahaa kuwa loo yaqaano New Police oo hoos taga ismaamulka Soomaalida Ethiopia ay u geysteen Dr Axmed Sheekh Faarax,ciidanka Ethiopia ayaa Dhaqatrka ku dilay gudaha degmada Caabudwaaq iyagoona markii ay dileen hore usii qaatay Maydka Dr Axmed Sheekh Faarax. Gudoomoiyaha degmada oo warbaahinta uga warbixiyey dibadbaxa maanta ka dhacay magaalada caabudwaaq iyo dilka ay ciidanka New Police u geysteen Dr Axmed Sheekh wuxuuna sheegay in weerarkaasi uu ahaa mid foolxun oo lagu curyaaminayo bulshada magaalada Caabudwaaq,wuxuuna tilmaamay in maamulkiisu isku dayey iney gacanta kusoo dhigaan ciidankii dilka u geystay Dhaqtar balse aysan u suurta galin arintaasi. Gudoomiye Axmed Naasir Jaamac ayaa sheegay in shacabku ay iskugu soo bexeen iney muujiyaan dareenkooda ku aaddan dilka gardarrada ah ee ciidamada Ethiopia ay u geysteen Dr Axmed Sheekh Faarax,wuxuuna ku tilmaamay falkaasi mid aysan aqbali doonin maamulka iyo bulshada degmada Caabudwaaq. Axmed Naasir gudoomiyaha degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in si wanaagsan loo garanayo ciidankii dilka geystay wuxuuna intaa ku daray iney isku hawleen soo qabashada ciidankii dilka geystay balse waxa uu tilmaamay iney ka gudbeen xuduudka kala qaybiya Soomaaliya iyo Ethiopia, Waa markii ugu horeysay ee ciidamada New police ay dil iyo dhibaato ka geystaan gudaha dalka Soomaaliya. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 13, 2013 http://www.raxanreeb.com/2013/04/dad-ka-caraysan-dil-ay-ciidanka-ethipia-caabudwaaq-ugu-geysteen-dhaqtar-si-weyn-looga-yaqaanay-degmadaas/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 13, 2013 What the hell is the Liyui Police doing inside the territory of the Somali Republic? I cant stand these foreign agents working in our country. :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ambassador Posted April 13, 2013 I thought somaliland was your country? Why arent you as outraged about the killing carried out by the ethiopian military inside of mosque in hiiraan? It is not foriegns with whom you are at war, it is certain people. @carafaat Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 13, 2013 ^^ i care for all Somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted April 15, 2013 The doctor was from Dhagaxbuur and has been in Caabudwaaq for the past couple years and married from the town. What is known is that criminals frrom the town were used to lure and kill him. What is not known is why; there are reports he was wanted by Liyuu Police who paid the criminals who caried out the heinous act. The district commissioner of Caabudwaaq announced today they know the identity of the culprits and will bring them to justice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 15, 2013 Ambassador;937801 wrote: I thought somaliland was your country? Why arent you as outraged about the killing carried out by the ethiopian military inside of mosque in hiiraan? It is not foriegns with whom you are at war, it is certain people. @carafaat Both killings are outrageous. Eventhough I dont support it, the Ethiopian army in Hiiraan was invited by the Somali Federal Goverment. But who invited the Liyui Police in to Cabudwaaq? As Gabbal clearly explained no one did! Doesnt that concern you? Quote Share this post Link to post Share on other sites