Sign in to follow this  
Dr_Osman

Isimada Puntland Fire Back At Dulmi Jadid and The Butchers Of Mogadisihu.AUDIO

Recommended Posts

http://www.dhacdooyinka.com/nabadoon-ax ... -kismaayo/

DHAGAYSO Axmed Diiriye: Kismaayo ****** ayaa iska leh, mana ahan in calanka J/land laga taago

April 12, 2013 - Written by maamule - Edited bymaamule

 

 

Iyadoo Maalmihii ugu danbeeyay erayo kul kulul ay Saxaafadda isku marinayeen Odayaasha dhaqanka Beelaha Muqdisho iyo Isimada Puntland, ayaa waxaa si kulul oga jawaabay hadal shalay kasoo yeeray Nabadoon Xarago oo kamid ah Nabadoonada Puntland.

Nabadoon Xarago oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka Beelaha Muqdisho inay ka daayaan faragalinta arimaha Maamul u samaynta deeganada Jubbooyinka iyo Gedo.

Afhayeenka odayaasha Dhaqanka Beelaha ****** Xaaji Axmed Diiriye Cali oo Saxaafadda Maanta la hadlay ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii kasoo yeeray odayaasha dhaqanka Puntland.

Riix Halkan si aad udhagaysato Hadalka Axmed Diiriye

“Maxaa u gaynaya ninka kasoo kacay Boosaaso ama Garoowe inuu yiraahdo Jubbaland baa la yiraahdaa meesha Kismaayo la yiraahdo maxaa u gaynaya Kismayo anagaa iska leh Ummadda joogta ee ku abtirsata Beelaha ****** umadda le eg oo kale ma joogto Kismaayo, marka uu leeyahay Calankii Jubbaland baa laga taagayaa Kismaayo maxaa ku wata gardaradaas iyo ma garanaysaa dulmigaas maxaa ku wata” ayuu yiri Axmed Diiriye oo ka jawab celinayay hadalkii Nabadoon Xarago.

Nabadoon Axmed Diiriye ayaa kamid ah odayaasha dhaqanka beelaha ****** sida wayna oga soo horjeeda arimaha Maamul u samaynta deegaanada jubbooyinka ee ka socda Magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Warqaad.com/Muqdisho Office

Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa u gaynaya ninka kasoo kacay Boosaaso ama Garoowe inuu yiraahdo Jubbaland baa la yiraahdaa meesha Kismaayo la yiraahdo maxaa u gaynaya Kismayo anagaa iska leh Ummadda joogta ee ku abtirsata Beelaha ****** umadda le eg oo kale ma joogto Kismaayo, marka uu leeyahay Calankii Jubbaland baa laga taagayaa Kismaayo maxaa ku wata gardaradaas iyo ma garanaysaa dulmigaas maxaa ku wata” ayuu yiri Axmed Diiriye oo ka jawab celinayay hadalkii Nabadoon Xarago.

Verbal war has started indeed.......

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is reason why the federal Government is needed to facilitated reconciliation jubba regions inhabits .... One group or faction cannot see's the moment and declare state riding on the Kenyan Muscle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

In poor taste I say, also he is a nabadoon, thankfully not a leadership position such as Xaad and Diiriye purport.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Things will get calm Federal Government duty is to make sure every tribe get their share jubba admin .... No to past solution , History should not repeat it self.

 

This Type of of conflict mistrust is led by ignored people who seem to forget history . Morgan , Gandi and etc are leading to create state that's not accept al to the eyes of locals . when every-warlord has been silenced Morgan co can not be rewarded its not fair.

 

Only The Federal Government can and will facilitated reconciliation between the inhabits of Jubbaland tribes

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this