Saalax Posted April 11, 2013 Shir Hordhac ah oo maanta Istanbul uga furmay Somaliland iyo Soomaaliya April 11th, 2013 Istanbul (Somaliland.Org)- Shir hor dhac ah oo lagu diyaarinayo ajandeyaasha wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee heer madaxweyne ayaa maanta ka furmay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Shirkan waxa lagu saaray Guddi ka kooban min shan xubnood oo ka kala socda Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana shirkan gudoominayay saraakiisha wasaarada khaarajiga Turkiga ka tirsan. Gudida Somaliland Wasiirka Arrimaha dibadda Maxamed Cabdilaahi Cumar (Guddoomiye) Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan Wasiirka shaqadda Maxamuud Barre (Garaad) Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe Gudida Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha C/Kariim Guuleed (Guddoomiye). Wasiirka Madaxtooyadda Faarax Sh. C/Qaadir Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil Xubin Baarlamaan. Maxamuud Xayir Xubin Baarlamaan Khaalid Cumar Cali Xubin Baarlamaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 11, 2013 http://www.somaliland.org/2013/04/11/shir-hordhac-ah-oo-maanta-istanbul-uga-furmay-somaliland-iyo-soomaaliya/ Quote Share this post Link to post Share on other sites