Tallaabo Posted April 11, 2013 Maashaa Allah, this is a beautiful photo of Mogadisho. If only Mogadisho showed the world such photos in its 22 years of madness, Somalis would have some dignity today. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 11, 2013 http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/67343-Latest-Mogadishu-Pictures Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 11, 2013 Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxaa bilihii u danbeeyay ka bilowday dib u dhis xoogan, sidoo kale waxaa magaalada kusoo qul qulaya maalinba maalinta ka danbeysa dad aad u badan, kuwaasoo dhowr iyo labaatan sano wadanka ka maqnaa. Muqdisho, waxa ay hada kasoo kabaneysaa waayihii Xumaa ee ay soo martay 22-kii sano ee lasoo dhaafay, waxaana hada magaalada ka bilwday dhismooyin qaarkood aan wali magaalada laga dhisin ebid. Magaalada waxaa hada ka socda tartan xoogan oo xagga dhismaha ah, qofka aan aan mudo joogin magaalada malaha waxa uu isleeyahay, magaalada hada ayayba ka hormarsantahay xiliyadiika horeeyay, marka laga reebo amaanka oo wali ah mid jilicsan. Dhismooyin, Hotelo casri ah iyo xaruumo ganacsi oo qaarkood ay ka shaqeeyaan dad ajaanib ahayaa magaalada kusoo batay, waxaa kaloo jirta in magaalada ay kusoo badanayaan baabuurta yar yar, gaar ahaan kuwa raaxada ee sida gaarka ah loo leeyahay. Waxaad arkeeysaa marka aad magaalada Subixii usoo shaqo tagto, in aad hal wado ku jirto waxkabadan 30 daqiiqo,halka mar marka qaarna ay kugu qaadato wax kabadan hal saac, taasna waxay muujineeysaa isbadalka kajira Muqdisho. Haddaba wariye Kuuloow ayaa u kuur galay qaar kamid ah dhismooyinka ka socda magaalada, kuwaasoo ah isbadal dhinaca horumarka oo magaalada ka bilowday. Haddaba sawirada aad ku arki doontaan boggan, waxa ay muujinayaan horumarka Muqdisho kajira ee aan kasoo sheekeynay. Quote Share this post Link to post Share on other sites