Saalax Posted April 10, 2013 Garbahaarey (RBC) Guddoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in maamulka gobolkiisa ay tallaabo ka qaadi doonaan xubno ka tagay Gedo oo ka qeybgalaya shirka magaalada Kismaayo ee maamul u sameynta Jubbooyinka. Maxamed Cabdi Kaliil oo qadka telefoonka kula hadlay idaacadaha gudaha ayaa sheegay inuusan jirin qof ka wakiil ah gobolka Gedo oo ka qeybgalaya shirka Kismaayo. “Xubnaha tagay Kismaayo ee la sheegayo inay Gedo ka tageenna kuma soo laaban karaan gobolka, hadday isku dayaana tallaabo adag oo sharciga waafaqsan ayaa laga qaadayaa.” ayuu yiri Maxamed Cabdi Kaliil oo toddobaadkii hore markale loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Gedo. Guddoomiyuhu wuxuu ku celceliyey in gobolka Gedo uu leeyahay hal maamul oo sharci ah, sida uu yiri. Wuxuu sheegay in maamulka Gedo aan loo aaneyn karin dad aan xil u heyn. Dhowaan ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu soo dhoweeyay wafdi ay ku jiraan odayaal dhaqameed iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Gedo kuwaasoo illaa hadda ku sugan Kismaayo kana qeybgalaya shirka maamul u sameyna Jubbooyinka oo gobolka Gedo uu qeyb ka yahay ee halkaasi ka socda. Shirka Kismaayo waxaa sidoo kale diidan dawlada federaalka Soomaaliya oo ku doodeysa inaanu shirkaasi waafaqsaneyn dastuurka federaalka. Maamulka Kismaayo ayaa qaba in gogosha shirka Kismaayo ay dhigteen dadka deegaanka oo ka arrinsanayo aayaha deegaanka iyagoo dawladana ka dalbaday inay kala soo qeybgasho. RBC Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 10, 2013 http://www.raxanreeb.com/2013/04/guddoomiyaha-gobolka-gedo-tallaabo-ayaan-ka-qaadeynaa-xubnaha-reer-gedo-ee-tagay-kismaayo/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ciyaal Facili Posted April 10, 2013 Sidey yirahdaan odayaasha HAG, Lafo D-block IYAGA AYAA LA ISKU jebiyaa ilaahey ayaan ka baryeynaa inuu naga qabto sharta shaydaanul jadid Iyo tan Kalil Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted April 10, 2013 Ciyaal Facili;936758 wrote: Sidey yirahdaan odayaasha HAG, Lafo D-block IYAGA AYAA LA ISKU jebiyaa ilaahey ayaan ka baryeynaa inuu naga qabto sharta shaydaanul jadid Iyo tan Kalil The HAG themselves only united very recently after 21 years of slicing each other's throats. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 10, 2013 It seems that Hassan culusow and Saacid have a tight grip on the gedo administrators and stake holders this is going to be interesting in the next coming days i am welcoming this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted April 11, 2013 Strong words indeed but Kalil is de facto Governor of Gedo and has been that while the region was engulfed in flames. The joke is on them who think they can form a adminstration for the three regions without Kalil involvment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 11, 2013 Any administration should stop those that undermine its legitimacy. Somalilans goverment has over the years arrested many diffrent Clan Elders, Sultans and Aaqils that went against the administrations will. Kaliil is right to do so as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites