Che -Guevara Posted April 10, 2013 Ku: Ciddii ay Khusayso Og: Shacabka Soomaaliyeed Og: Dowladda Hoose ee Muqdisho Og: Hay’adaha/ Dulaaliinta wax kala gada ee Muqdisho Ujeeddo: Digniin Warshad ku taal Wadada Jaziira Anigoo ah Cabdullahi Nuur Guleed oo loo yaqaan Gurguurte ahna milkiilaha Guled Furniture Factory, waxaan la socodsiinaa isla markaana ogaysiinaa ciddi ay khusayso sida Shacabka Soomaaliyeed iyo Maamullada sharafta leh ee kor ku xusan in dhulka Warshaddii Moobil-ka (Guled Furniture Factory) ee ku yaal Jaziira uu yahay milkidayda. Waxaan sidoo kale ogaysiinaa, ugana digaa shacabka Soomaaliyeed in aan la isku gadan ama la kiraysan ama si kale loogu takri falin dhulkaas. Dhulkaas dokumentigiisa wuxuu dhumay xilligii dagaalka sokeeye, gaar ahaan in uu ku dhumay ama ku gubtay Guled Hotel sagaashameeyadii. Dhulkaas waxa weli ku yaal derbi wareegsan iyo dhismihii Warshaddii Moobil-ka (ama Furniture) oo uu bur-bur lixaad leh gaaray sida ka muuqato sawirrada. Waad ku mahadsantiin. Wabillahi Towfiiq, Cabdullahi Nuur Guuleed (Gurguurte) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 10, 2013 http://www.hiiraan.com/news4/2013/apr/28834/ogeysiis_ogeysiis_ogeysiis_ogeysiis.aspx Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 10, 2013 are u related to gurguurte dude? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 10, 2013 I thought this was a joke until I saw the source. Is the government in Muqdisho incompetent in protecting properties so that people are left to publicly announce their properties on internet news portals before a moor.yaan sells them to others as his. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted April 10, 2013 Wrong section Che? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 10, 2013 Dhulka daartaan laga dhisooyo meel keyd shidaal ayee ahaan jirtay, owned by Reer Soobe as claimed by them. C/qaadir Soobe wiilkiisa Facebook soo giliye this picture, claiming dad ayaa sar ka dhisanooyo dhulkii aabihiisa. Where they are building at the new location where the yellow taxi cars are parked at, behind aargada and the little park. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 10, 2013 Xamar ma waxa laga bilooway boobkii dhulka? Somaliland aad ayee ugu jirtay shekadaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted April 10, 2013 MMA, are you telling me they're building on even the little park? Quote Share this post Link to post Share on other sites
D.O.C Posted April 10, 2013 Xamar reer somaliland baa dhistay berigii kacaanka, maanta waxa ka markhaatiya inay dhaqaajin waayeen dadka sheegtaa lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 10, 2013 D.O.C;936851 wrote: Xamar reer somaliland baa dhistay berigii kacaanka, maanta waxa ka markhaatiya inay dhaqaajin waayeen dadka sheegtaa lol. Stop sniffing your behind, it's unhealthy and tad detrimental to your common sense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 12, 2013 Guryihii qadiimiga ahaa oo qarniyada dhisnaa oo dadkii lahaana joogo ayaa maalin caddeey la ootay, la boobay. Yaab iyo nuskeeda. Haddee Xamar saan kusii socoto Soomaaliweyn wey ka tashan doontaa inay xarunta ummadda Soomaaliyeed sii ahaato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 12, 2013 "Dhulkaan dhul Banaadir waaye. Dhul banaan ma'aha. Anaga dad ma dhacno, dadna ma xoogno. Ilaaheynaa ka cabsaneynaa, aadan kama cabsano. Haddii dhulkeena noola yimid, haddana waxaa dhiman in gurigeena nagala baxsado." Run weyn ayuu sheegay odeygaas. Saan si ma'aha walaahi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 13, 2013 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;937627 wrote: "Dhulkaan dhul Banaadir waaye. Dhul banaan ma'aha. Anaga dad ma dhacno, dadna ma xoogno. Ilaaheynaa ka cabsaneynaa, aadan kama cabsano. Haddii dhulkeena noola yimid, haddana waxaa dhiman in gurigeena nagala baxsado." Run weyn ayuu sheegay odeygaas. Saan si ma'aha walaahi. This is really sad. Dad Ab ka ab xamar daganaa baa maanta dhulkooda la boobaa. Haven't we done enough damage to this community? Warlord walba soo mara ama sii mara siduu u dhacaayey this community for the past 20 years ayaa maanta dhulkooda la dhacaa? Ma Falestiin baa la joogaa? The message is loud and clear; Mr. President, your help is urgently needed here. Where is Oba and Cafaraat when you need them? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 13, 2013 Jacpher;937638 wrote: This is really sad. Dad Ab ka ab xamar daganaa baa maanta dhulkooda la boobaa. Haven't we done enough damage to this community? Warlord walba soo mara ama sii mara siduu u dhacaayey this community for the past 20 years ayaa maanta dhulkooda la dhacaa? Ma Falestiin baa la joogaa? The message is loud and clear; Mr. President, your help is urgently needed here. Where is Oba and Cafaraat when you need them? yes jacpher im here maxaan ku qabtaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites