xiinfaniin Posted April 9, 2013 ^^No. Land prices of Barawa one can safely say is still depressed as alshabaab has a lock on the city Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted April 9, 2013 This is just a phase the city is going through. I am sure when things settle down, so will the property bubble. I remember how crowded the city became back in 1991 when we fled to the city from Xamar. We couldn't get a cariish let alone a house for the first 3 or 4 days and were out in the open. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted April 9, 2013 are you referring to Barawe Ghelle? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 9, 2013 Faylasuufow, read this report : http://puntlandi.com/jubbaland-state-kismaayo-iyo-beledxawo-qiimaha-guryaha-oo-sare-ukacay-halka-maceeshada-suuqa-ay-hoos-udhacday/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted April 10, 2013 Good luck to the people of Juba, they deserve to have peace and prosperity. Who do you think will be the president? They have to choose wisely to insure the cooperation of all three provinces. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 10, 2013 Hargaysa, Bossaaso, Galkacyo, Xamar.....Let the competition begin! Goooo Kismayo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 10, 2013 Warbixin-Xagee marayaa shirka Jubooyinka/Gedo Kismaayo–Pi–09 April 2013— Tan iyo markii la ansixiyey Dastuurka Jubaland, lana soo bandhigey calanka Iyo Astaanta Dowlada Jubaland, waxaa halkaas kusoo xirmy wajigii labaad, maalin ka dib waxaa bilowdey wajigii sadexaad oo ah qabanqaabada Doorashada Mdaxweynaha oo ay dooran doonaan shan boqol oo Ergo. Shalay ilaa maanta waxa la diyaarinayay Ergooyinka dooranaya Madaxweynaha waxaana lagu wadaa beri oo arbaco ah 10 april.2013 in ay Ergada dooranaya Madaxweynaha ay diyaar yihiin. Markii la diyaariyo Ergada waxaa bilaabanaya qabashada arjiyada musharixoonta oo ilaa hada inta lahubo ay jigaan 10 musharax, waxaa ka dib la dhagaysanayaa musharixiinta oo mid walba la siinayo wakhti kooban oo uu ku dul karayo sababta uu u doonayo inuu noqdo Madaxweynaha Jubaland, maalmaha soo socda waxaa lasoo gabagabeynayaa howlaha Diyaarinta musharixiinta. Dabayaaqada Todobaadkaan waxaa si rasmi ah loo shaacinayaa maalinta la dooranayo Madaxweynaha, waxaana la qorshaynayaa in marka madaxeynaha l doorto maalmo ka dibna la soo bandhigo Xildhibaanada. Howlahaan oo idil waxaa la qorsheeyey iney ku dhamaadaan labada usbuuc ee soo socda, sidasna Dowlada Jubaland ee Somaaliya ku dhlato iyadoo ay u dhanyihiin Madaxweyne, Dastuur iyo Baarlamaan, waa sadexda Hay’adood oo saldhiga u ah Dowladnimada, ka dibna Dowlada Jubaland sidaas ku bilowdo howleheed Dowladnimo iyo u adeegida Shacabka Jubaland. Guusha laga gaaray Jubaland waxay tusaale u noqonaysaa Gobolada Koonfured ee Soomaaliya, taasoo macneheedu yahay in Gpbolku horumar Dowladeed gaari karo hadii dadka deegaanka faraha looga qaado dhulkooda si ay maamul u sameystaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites