Cambuulo iyo bun Posted April 8, 2013 Qabilka kadaya geesiyasha sxbiyal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted April 8, 2013 @GheeT May anigu Jacalyka Wadankayga ayaan ka hormariyaa kan qabiilka . Laakiin Muxuu yahay jacalykaan soo boodada ah bal noo sharax maxaa isbadalay ? Not long ago the community were on sale in the markets of Galkacyo and Bosaaso to the highest bidders so what has changed ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted April 8, 2013 ^Awoowe, dicaayada marka laga tago, niman uu maamul xir xirtay waa jireen, laakiin Gaalkacyo iyo Boosaaso meel community laga xigsado maaha, horayna uma noqon. Adigaa ma cid Gaalkacyo kaaga badan ama kaaga xiran baa jirta. Siyaasad waa la isku qabtaa, laakiin niicdan iska socota oo reerkan OG aa la daba socotid maxay tahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted April 8, 2013 Lool @ Ma duleeyay kkk, yarku intuu meelaha wax kasoo ma maqlay ayuu meesha layimid intaas, Geele T waa runtaa waa xujoobay ayaa la oran lahaa. Xiin iyo Geele T yarka waxbara oo taariikhda usheega. Mideeda kale reer Barigu labo Saldanad ayay ahaayeen halka mid xoogaa ee Sayidku isqabteen, midda kalese ee Hobyo Sayidka dadka ayaguu ugu jeclaa, xulufana ahaayeen oo dadkana isuguna dhawaayeen, aaway gabagii talyaaniga uu kulahaa keenadiid mawada? waar yaa hayay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 8, 2013 Tallaabo;935938 wrote: Waar isaga mooyee cid kale oo ay seefi qaaday majirto. The dude messed with the wrong people and suffered its harsh consequences. The war planes were brought into Somaliland at our request. Just like Yay used the Ethiopian tanks to subjugate Xamar, the Duriyadda folks used Britain's flying machines to make the old man and his gang run for their dear lives:) This is one for the records! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khadafi Posted April 8, 2013 Qabiiblo badan, maa "cad cad" looo bixiyay, they come in many shades sxb! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 9, 2013 Khadafi;936158 wrote: Qabiiblo badan, maa "cad cad" looo bixiyay, they come in many shades sxb! khadafi sxb the first pic is it Sayidka or Shekh suufi? Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 9, 2013 Cheelle Sayidku qalcadaha asagaa xoogiisa ku dhistay kuwii la socdayna baqdin bay kula socdeen taariikhda haku falaadin Soo warayso qaarbaa weli inuu nool yahay u haysta oo cumaan geella ku raacda Layskuma hayo inuu taariikh soomaali oo dhan uga tagey,waxa kaliya oon sheegay lama arag qadirin magaciisa iyo meel loogu magac daray sida garoonka mire awaare oo kale Waranle Nimankaan cidla wax iskama amaanaan waxa jira raadi inta caadifadaan faraha badan iska daysid,haday warqad qoran kuu keenaan gadis gedis u akhri waligaa waa talo.hana ka fogaan waa ehelkaa soomaaliyeede Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 9, 2013 This could have been a nice thread. If only Xiinfaniin's definition of Somali leaders wasnt so narrowly defined to only include his clan leaders, he would have continued posting more pics. After all Sheick Suufi was one of the great Somali Leaders in history, founder of the Qadiriyah movement, community leader, poet, scholar,etc. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QansaxMeygaag Posted April 9, 2013 Vintage Somalia: http://vintagesomalia.tumblr.com/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 9, 2013 ^^Many thanks Qansax M. This, though a collection of pictures for a much later period, is valuable. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 9, 2013 xiinfaniin;935757 wrote: The Arrival of King Osman Mohamud to Mogadishu As some requested, I corrected the caption of this picture. It was the arrival of King Osman Mohamud to Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
brainblaster456 Posted April 9, 2013 A more close up photograph of Sayid Mohamed Abdulle Hassan http://www.biyokulule.com/Sayid%20Maxamed2.jpg Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted April 9, 2013 ^^^^ thats not the sayid, that is sheikh sharif sheikh ahmed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 9, 2013 That is Sayid's son, not him The picture I posted is Sayid's Quote Share this post Link to post Share on other sites