Carafaat Posted April 5, 2013 MADAXWAYNAHA DAWLAD DEEGAANKA SOMALIDA ITOOBIYA OO MAANTA XAFIISKIISA KU QAABILAY SALAADIIN IYO CUQAAL KAMIDA DEEGAANKA LAANQAYRTA April 5, 2013 - Written by ahmed Jig Jiga (BLM ):-Madaxweynaha Dawlad degaanla Somalida Itoobiya(DDSI) Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi oo ka socday deegaanka laan qayrta waxaana socdaalkiisa ku wehelinayay Cuqaal iyo Oday dhaqmeedyo, suldaan xuseen iyo madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ayaa si qoto dheer uga wada hadley arimo badan oo ay kow ka ahayd nabad galyada iyo sidii loo sii dar dargalin lahaa gabi ahaanba Amaanka deegaankaasi kulanka ayaa madaxwaynuhu waxaa uu aad ugu mahad celiyey Suldaan Xuseen kaasi oo ku amaanay suldaanka doorka balaadhan ee uu ka qaato sidii loo adkeyn lahaa nabad galyada deegaanadaasi iyo sida uu ugu howlgalo sidii dadka deegaanka laanqayrtu u heli lahaa guud aahaanba wixii ay u baahan yihiin madaxweynaha ayaa dhankiisa balan qaaday in ay qayb weyn ka qaadan doonaan sidii dadka deegaankaasi la iskugu soo dhaweyn lahaa isla markaana ay ugu wada noolaan lahaayeen si nabad ah waxaa kale oo uu intaasi madaxweynuhu ku darey in magaalada Laanqeyrta mashaariic lagu horumarinayo deegaankaasi Laga fulindoono. Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi ayaa waxaa uu madaxweynaha ugu mahadceliyey soo dhaweynta balaadhan ee uu ku qaabiley iyo safarkii uu madaxweynuhu ku yimid magaaladda Laanqeyrta waxaanu suldaanku xusay in ay mihiimtahay in la iska kaashado sidii loo wada sugi lahaa amaanka DDSI ka madax dhaqmeed ahaana ay ka Go”antahay sidii ay qaybtooda ugu qaadan lahaayeen ilaalinta iyo sugida amaanka Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi waxaa uu madaxweynaha ku amaanay sidii Daacada iyo Cadaaliga ahayd ee uu intii xilka hayay uu ka qabtey deegaanka Soomaalida iyo isbedelada Horumarineed ee ii ka hirgaliyey. kulan kan ayaa ah mid daba socday Safar uu madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar uu ku soo marey deegaano ay ka mid ahayd maagaalada laanqeyrta kaasi oo kulan la qaatey waxgaradka iyo duqayda magaalada Laan-qeyrta isla markaana la isla soo qaaday arimo badan oo ku qotomay xidhiidhka wada shaqeyneed la iskuna af gartey sidii looga wada shaqayn lahaa ka qaybqaadashada Horumarka,nabad gelyada iyo maamulka Suuban.Hadaba kulankan ayaa ah mid sii socondoono isla markaana dhamaystirkiisa loo balamay Baligubadlemedia.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 5, 2013 There were tensions in the past , i hope it will be resolved peacefully between the people who live there. The liyuu police should not be trusted though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 5, 2013 Carafaat and Xaaji's clan leaders meet with federal state president That is a newsworthy, isn't it? :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 5, 2013 He is the President of that particular region and traditional elders, politicians of whatever clan pay their visit to the President, irrelevent of his clan affilitation or his particular (clan) policies. Take note, this is called governance. Lets try to do the same in Somalia. I suggest Aden Madobe and other Jubbalanders go to Mogadishu and visit President Hassan, rather then Kenyatta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted April 5, 2013 xiinfaniin;934846 wrote: Carafaat and Xaaji's clan leaders meet with Og-aden federal state president That is a newsworthy, isn't it? :D Ridiculous!! He is appointed the president of the SOMALI REGION of Ethiopia by that country's federal government so our traditional leaders are just tending to their vested interest when they visit him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 5, 2013 Xiinfaniin its not allowed to write clan names on these boards. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 5, 2013 Why is it a newsworthy other than the posters share a clan lineage with these traditional leaders, Talaabo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 5, 2013 Tallaabo, exactly my point. I posted this as example how certain folks in Somalia should deal with their President and Prime-Minister, not as clan representatives but as the Heads of Somalia's goverment even if you dont agree with them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 5, 2013 Separatist telling us how to deal with our president Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 5, 2013 xiinfaniin;934864 wrote: Separatist telling us who to deal with our president Aden Madone returning from visiting his President "Kenyatta" in Nairobi. When was the last time he visited Mogdishu and paid a visit to his real President, horta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 5, 2013 Oba's timely intervention lifted Carafaat's and Xaaji's veil ; it is a contradiction alert Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted April 5, 2013 xiinfaniin;934861 wrote: Why is it a newsworthy other than the posters share a clan lineage with these traditional leaders, Talaabo? Well I am not really that interested in the article and did not even read it completely but you are absolutely wrong to suggest that only the OG clan members are supposed to meet with the president of the Somali region because of their clan relations. This mentality of yours is what dragged your country Koonfuria to the gutter and is still keeping it there. Quote Share this post Link to post Share on other sites