Xaaji Xunjuf Posted April 5, 2013 Habarta u faalisa Faroole oo war-naxdin badan u sheegtay (Akhriso adigaa yaabaya) Thursday, 04 April 2013 09:52 Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ka naxay hadal ka soo yeeray Habarta Faalisada u ah marna Dumaashidiis ah oo maalmahan lagu arkayey Xarunta Madaxtooyadda ee Garoowe,iyadoo dab-qaad ku wadata Burjikadii Faalka. Habartan oo ka mid ahaan jirtay Muqayaliinta ugu caansan Magaaladda Hargeysa ayaa mar-qura isu bedeshay inay ku qaraabato faal iyo curaafeysi,iyadoo dadka ugu sheekeysa in Jinniga ay la hadasho. Faalisadan oo faalka u dhigtay Madaxweyne Faroole ayaa kula talisay hadii uu doonayo in 5-sanno oo xaaran ah ay sii joogaan isaga iyo Caruurtiisa iyo 2-diisa Xaas inuu afka ka xiro Idaacadaha Puntland,dilna ku bilaabo waxgaradka Puntland,waxaana ugu yaab badan iyadoo u faalisay in Tin laga soo jaro Reysalwasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Gaas oo faalisada Faroole ay ku andacooneyso inuu ninkaas hadii uu dooraashada u tartamo uu Puntland ku guuleysanayo,si arintaas looga fogaadana loo baahan-yahay,in tin uu leeyahay xili uu hurdo laga soo jaro kadibna iyada loo keeno si ay u sixirto C/weli Gaas Shacabkamedia ayaa uga digaya Madaxweynaha Puntland inuu rumeysto habartan Faalka ku qaraabata ee Jinka iyo sheydaanka sheegta inay la hadasho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 5, 2013 Faroole now needs to get the hair of Cabdi Cawar that would not be hard for him Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted April 5, 2013 Really xaaji?. This is another "low" even for you!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 5, 2013 Its top news the news is true faroole has a fortune teller Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sulleiman The Great Posted April 5, 2013 Desperation time call for desperate measure if you cant beat them smear them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted April 5, 2013 Most Somali leaders listen to fortune tellers....it even extends to the Arab peninsula....Leadership needs information and intelligence from the jinni world.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 5, 2013 Xaji was devastated when he opened a thread about new ministry in hargeisa and isla marki puntland ba ka jawabtay with a dhagax dhig for mnistry of agricttulre Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted April 5, 2013 Overcoming inferiority complex must be difficult for poor XX. Waking up every morning looking for Garowe news "clan enclave" must be frustrating. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 5, 2013 Why are people getting angry its not the Xaaji looking for a fortune teller its the garowe clan enclave leader who put his hope in the hands of the fortune teller:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted April 5, 2013 Get a life people. This is pretty funny and I don't doubt he has a fortune teller. Somali rulers have them for centuries and it is as Coofle said. Quote Share this post Link to post Share on other sites
metta Posted April 5, 2013 Fortune tellers? Really? Is this a joke? Or 100% serious? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 5, 2013 ^^ It is true it was confirmed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 5, 2013 Signs or symptoms mental retardation. Continued infant-like behavior Decreased learning ability Failure to meet the markers of intellectual development Inability to meet educational demands at school Lack of curiosity Note: Changes to normal behaviors depend on the severity of the condition. Mild retardation may be associated with a lack of curiosity and quiet behavior. Severe mental retardation is associated with infant-like behavior throughout life. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 5, 2013 It would explain some of Imaam Faroole's actions and gaffes. Quote Share this post Link to post Share on other sites