Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Delegation Jets Off To The Second Home Kismayo

Recommended Posts

Dr_Osman   

Wefdi ka socda Puntland oo tegay magaalada Kismaayo

| on April 4, 2013

 

0 Comments

 

Waxaa maanta ka duuley garoonka diyaaradaha ee caasimadda Puntland Garoowe wefdi heer wasiir ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Daahir Khaliif.

 

Ujeedada socdaalka wefdigan ayaa lagu sheegay in ay tahay taageerada ay Puntland u hayso dhisamaha Jubba Land iyo sidii ay goob joog uga noqon lahaayeen dhalashada maamulkaas.

 

Baarlamaanka Puntland ayaa fadhigoodi shalay ku soo dhaweeyey ansixinta axdiga kumeelgaarka ah ee Jubba Land yeelatey.

 

Dhanka kale waxaa maalintii shalay gaarey magaalada Kismaayo 44 Xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya kuwaas oo muujinaya sida ay u taageersan yihiin in dalku yeesho maamulo a mid ah kan Puntland oo kale maadaama dasturka lagu heshiiyey sidaas dhigaayo.

 

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qabta aragti taas ka duwan isla markaana cod dheer ku sheegtey in waxa shirkaas ka soo abxa aanu sharci noqon doonin.

 

Horseed Media

 

News Desk

 

More like this article

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this