Dr_Osman Posted April 4, 2013 Jabuuti oo qalabka ciidamada ugu deeqday Dowladda Soomaaliya – Sawiro | on April 4, 2013 n iyo markii laga qaadey dowladda Soomaaliya xanibaadda hubka ee saarned Soomaaliya tan iyo sanadkii 1992, ayaa dalka Jabuuti noqdey dalki u horeeyey ee hub ugu deeqa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Hubkan ayaa isugu jira gawaari gaaashaaman iyo kuwa ciidamada lagu daabulo waxaana war ka soo abxay xafiiska raysalwasaaraha Soomaaliya loo dhigey: ______ Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq hub ah, oo loogu talagalay tayeynta ciidamaday Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha oo maalintii labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa saaka guddoomay hubkan oo ka kooban 50 gaari oo isugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa loo adeegsado xamuulka ciidanka. Munaasabad ka dhacday xarunta ciidamada ee Sheekh Cismaan, ayaa waxaa heshiis ku kala saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi iyo Wasiirka Gaashaandhigga dawladda Jabuuti Xasan Dharaar Hufane. “Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa dawaldda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo mar kasta nala garab taagan hiil iyo hooba” ayuu yiri Mudane Faqi. Ra’iisal Wasaare Saacid oo munaasabadii heshiiska ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay taageeradan hub, sidoo kalena tilmaamay in hubkan loo adeegsan doono si waafaqsan sharciga iyo nidaamka caalamiga ah ee adeegsiga hubka. “Hubkani guud ahaan waxaan u isticmaali doonaa siduu ammaanka dadkayaga u soo geli lahaa gacanta dawladda, waana bilow cusub, waana uga mahadcelineynaa dawladda Jabuuti,” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha. Isagoo intaasi ku daray “Waxaan halkan ka cadeynayaa in hubkan aan u adeegsan doono si mas’uuliyadi ku jirto” Ugu dambeyntiina, Ra’iisal Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa xafiiskiisa kula kulmay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Jabuuti, wuxuuna kadib soo kormeeray Dekeddaha dalka Jabuuti, isaga oo u kuurgalay qaabka ay u shaqeeyaan dekeddahan, waxayna warbixino ka dhegeysteen maamuleyaasha dekedaha Jabuuti. Horseed Media 2013 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted April 4, 2013 I am loving the equipment, very sophiscated. I hope Somalia Govt uses appropriately Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 4, 2013 Well done the government in Somalia needs all the wapeons it can get Egypt is sending arms Djibouti is doing the same qatar is also sending arms. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 4, 2013 The defense forces just need good training for them to be effective but this is a good start arms is coming and it will modernize Somalias defense forces soon ethiopia kenya uganda sieraleona burundi Djibouti will not be needed and there will be boots on the ground. And you see Somalis riding those armored vehicles Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted April 5, 2013 The reconstitution of the Somali Republic is gathering pace, block by block, brick by brick. It's going to take a long time and it's not going to be easy, but InshaAllah we will get there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted April 5, 2013 Mario B;934999 wrote: The reconstitution of the Somali Republic is gathering pace, block by block, brick by brick. It's going to take a long time and it's not going to be easy, but InshaAllah we will get there. Well said! Inshallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 5, 2013 wey duushay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 5, 2013 Nous sommes remercions nos freres de Djibouti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted April 5, 2013 This is good news but its only a start, Somalia's armed forces need this and more including moral and financial support to get stronger, secure the county and preserve the union. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 6, 2013 Old Leyland's and Saxons, come on, this is an insult. :eek: These carriers and trucks are British and have never been used by Djibouti. Djibouti uses French equipment. Hmm, a bit murky, I say guv'nor! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 6, 2013 Djibouti didn't give nothing. These vehicles have been provided by Qatar. Keep 'em coming. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted April 6, 2013 how come every one is wearing eye glasses........aint there caano geel available there!! they good for the eyes! wth. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted April 6, 2013 The Haters Group can hate all day long but this government is working hard to bring Somalia back whether they equip their soldiers with Leylands Tracks or Sticks it doesn't matter, what matters is they are moving in the right direction. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted April 7, 2013 Mario B;934999 wrote: The reconstitution of the Somali Republic is gathering pace, block by block, brick by brick. It's going to take a long time and it's not going to be easy, but InshaAllah we will get there. +10000 Quote Share this post Link to post Share on other sites