Sign in to follow this  
Yunis

War dag dag ah: Xildhibaano ka dagay Magaalada Kismaayo Saacadihii la soo dhaafay

Recommended Posts

Illyria, yesterday this forum lost Oba, today we have lost malistar2012, it seems.

 

Caqli majiro. Puntland bay kaga dhegtay, he is being blinded by strong urge to compete with Puntland, and in the process ignores the will of the diverse Jubba communities ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

diverse Jubba communities ... ?

Morgan , Omar abdi rasheed . Gandi , Prof Jurile , Sh madoba . xidig all have one thing in common

 

You called that Divers

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

It is surprising when young people who should know better fail to make use of their utilities. He keeps using the word 'dawladdiid' without thinking much thinking about. I wonder if he asked himself why are people rallying against this president but not Shariif Ahmed?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Waranle_Warrior;933987 wrote:
^More of them are going to Kismayo later today and early tomorrow. My feeds tell me over 150 Somali MPs will be present tomorrow for the ceremony of the birth of Jubbaland.

Sure. So far we have 5 names from Kismayoonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Adigu 5-taa hakuu ahaadeen oo dhib malahan, laakiin Carafaatow maxaad naga wareerinaysaa kolay kuma qancaysid xataa hadii iyo 230-ka aad sheegaysid tagaan. Its futile to reason, markaa taada duuli anigana fikirkaygaan duulinayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat is dying with hatred

 

He is the joke of the forum, even Xaaji Habaar did not appreciate Carafaat's obsession with Kismayo , waxaa laga hayyaa waaaar dadka daa:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Saxiib, Waxa tidhi 150 Somali MP's ayaa tagiya Kismayo oo tageersan shirka. Because if 150 MP's went to Kismayo, that would mean a majority of Parliament(150 of 270 MP;s) supports Jubbaland. Kismayoonline only posted 5 names and I asked where are the other names? Wa sual sax ah oo xaq ahna.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaano DF oo gaarey Kismayo (Sawiro & cod)

 

 

Mudanayaal ka tirsan Barlamanka DF Somalia ayaa maanta 03 April,2013 gaaray magaalada Kismayo ee xarunta Jubadda Hoose oo uu ka socdo shirweynaha maamul u samaynta Jubooyinka iyo Gedo.

 

In ka badan 50 mudane ayay ahaayeen ,waxana horkacayey Prof Cabdirisaaq Cismaan Juurile iyadoona soo dhoweyn balaaran loogu sameyey garoonka diyaaradaha magaalada uuna goob joog ka ahaa gudoomiyaha maamulka KMG Shiikh Axmed Madoobe.

 

Hoolka uu ka socdo shirku ayaa la geeyey mudanayaasha oo loo qabtey xaflad soo dhoweyneyd ,waxana la filayaa in xaflad dastuurku ay ka qaybgalaan iyaga iyo wafdi ka socda Puntland oo ilaa iyo hada aan la shaacin magacyadooda.

 

''Waxaanu u nimid inaan idiin muujino hanbalyo ku saleysan Kismayo iyo goboladatan colaadii ka jirtey inaan ku badashaan nabad ,dib u heshiin ,cafis iyo wax wada sameysi'' ayuu yiri Prof.Juurile oo la hadlay shirweynaha Jubaland.

 

Waxa uu raacshay in Dastuurka Somalia uu xaq siinayo dadka Jubooyinka inay sameystaan maamul u gaar ah ,iyagoona ka mid noqonaya DF Somalia.

Wufuuud ayaa sidoo kale laga filayaa maalinka beri ah inay Kismayo uga yimaadaan dalalka Ethiopia iyo Kenya,waxana markasta ku dadaaleyna soo gudbinta wararkii ugu danbeeeyey ee Kismayo.

 

Halkan ka dhageyso hadalka xildhibaan Prof.Juurile u jeedshay shirweynaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

xiinfaniin;934035 wrote:
Wufuuud ayaa sidoo kale laga filayaa maalinka beri ah inay Kismayo uga yimaadaan dalalka
Ethiopia iyo Kenya
,waxana markasta ku dadaaleyna soo gudbinta wararkii ugu danbeeeyey ee Kismayo.

 

Halkan ka dhageyso hadalka xildhibaan Prof.Juurile u jeedshay shirweynaha

Ethiopiand and Kenyan support Jubbaland, while Somalia's Goverment, Parliament and People are against it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Carafaat;934083 wrote:
Ethiopian and Kenyan support Somaliland, while Somalia's Government, Parliament and People are against it.

Fixed it for you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this