Lefty Posted August 17, 2002 Waraa maalmahaan waan maqnaa ee maxaa lagu casheeyay.. Xabadaan aan idinkaga sii tagaa ilaa iyo intaan kasoo kala fireynaayo mar kale.. Hada ka hor odeygoo wadaad ah aa masaajidka kasoo baxay markuu salaada duhurka soo tugaday.. Odeyga wuxuu watay cadey dheer oo qurux badan.isagoo jidka iskaga laafyoonaaya waxaa kasoo hor baxay gabar..waxay aad uga heshay odeyga cadeyga quruxda badan uu watay...Markasay tiri adeer cadeyga dabada iiga jabi...looooooool odeygii naxdin ma ahinee wadnahaa istaagi rabay.. Kulahaa "adeer aniga salaada inay iga jabto ma rabo ee hoo adiga iskaga jabi.." Markuu qoftii cadeyga u dhiibay...intay half ka jabisay intii kale u celisay....odeygii qosol gariir aa kasoo haray...markasuu dhahay adeer iga raali ahow waxaan u qaatay inaad ka wado Dabada iga gali.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fuaad Posted August 17, 2002 hahahhahahha left.. Tell us more bro... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lefty Posted August 18, 2002 Sxb..I sug xabadaana aan ku sii daree.. Hada ka hor waxaa isku faanay Nin reer mudug ah iyo nin reer koonfur ah. War anigaa wax kaa badiyo iyo anigaa kaa khatarsan..Cabaar markay wax is weydiiyeen aa markii danbe kii koonfurta wuxuu dhahay " waraa 'Qare' ma taqanaa". Kii kale aa qosol la dhacay..kulahaa "geedkaas xun oo la cuno si fiican baa u aqaan" markasuu dhahay war waa la cunaa laakiin si fiican u sheeg". kii reer mudug kulahaa " Alla maxaan geedkaas fuulay oo waliba anigoo qare kasoo goosanaayo aan ka soo dhacay wax badan".. Kii kale Qosol iyo yax yax.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted August 18, 2002 looooooooooooooooooooool reer mudug qare fuuloow mey keeneenba lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shiish Posted August 24, 2002 ahahahhahaha you cracked me up big time.. The mudug guy was reallly funny... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macalin Posted August 25, 2002 Sheekada odayga iyo cadayga killed ME. Isii ..adeer kulaha...thats some crab and the qare thing is ight Quote Share this post Link to post Share on other sites
Goathurter Posted August 25, 2002 looool you crackin me up wallahi lefty gabadhii maxay ugu jawatay mise way ka socotay. Quote Share this post Link to post Share on other sites