Sign in to follow this  
Somalia

Jubbaland Saga: Habro Waalan Ayaa Iska Qeelinaaya

Recommended Posts

Somalia   

Chaos in Somali Parliament as Jubbaland comes into existence.

 

Kulan ay Maanta Mudanayaasha Barlamanka Federaalka Soomaaliya ku yeesheen magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya oo shir Guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Jeylaani Nuur (Iikar) ayaa doodii ka xumaatay kadib markii ay arintu gashay meel xasaasi ah.

 

Xildhibaan Sandheere oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay Xildhibaanada ku sugan Magaalada Kismaayo inay garab siinayaan raga Qaran dumiska ah ee ku sugan Magaalada Kismaayo, isagoona eedayn dusha oga tuuray Ururka Raaskambooni.

Wuxuu sheegay in Maamulka Magaalada Kismaayo uu u yeertay rag la beel ah isla markaana danahooda kala shaqeya, wuxuna xusay in Xildhibaanadu yihiin Xildhibaano qaran isla markaana aysan ahayn kuwa Beeleed.

 

Hadalka Xildhibaanada ayaa kusoo aadaya xili Kismaayo uu ka soconayo shirweynaha lagu samaynayo maamulka J/Land.

 

Dhageyso: http://warqaad.com/xildhibaanada-arimaha-jubbooyinka/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this