Somalia Posted April 3, 2013 Chaos in Somali Parliament as Jubbaland comes into existence. Kulan ay Maanta Mudanayaasha Barlamanka Federaalka Soomaaliya ku yeesheen magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya oo shir Guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Jeylaani Nuur (Iikar) ayaa doodii ka xumaatay kadib markii ay arintu gashay meel xasaasi ah. Xildhibaan Sandheere oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay Xildhibaanada ku sugan Magaalada Kismaayo inay garab siinayaan raga Qaran dumiska ah ee ku sugan Magaalada Kismaayo, isagoona eedayn dusha oga tuuray Ururka Raaskambooni. Wuxuu sheegay in Maamulka Magaalada Kismaayo uu u yeertay rag la beel ah isla markaana danahooda kala shaqeya, wuxuna xusay in Xildhibaanadu yihiin Xildhibaano qaran isla markaana aysan ahayn kuwa Beeleed. Hadalka Xildhibaanada ayaa kusoo aadaya xili Kismaayo uu ka soconayo shirweynaha lagu samaynayo maamulka J/Land. Dhageyso: http://warqaad.com/xildhibaanada-arimaha-jubbooyinka/ Quote Share this post Link to post Share on other sites