Maqane Posted April 23, 2013 SomaliPhilosopher;941653 wrote: Kunbiskii miyaa layga qubay, kolayo ii buuxay? Maantana kataantii miyaa, layga kala qaaday? Kataan, is that bedbug? Kataan is not a bedbug, Kutaan/Dhiqle is a bedbug Qaamuskan soo dejiso, it's helpful and i recommend it. https://docs.google.com/file/d/0B4d8iBNy_TMVTG5XX3pYSHRrQXM/edit?usp=sharing Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted April 23, 2013 Abbaas;941655 wrote: K a taan is not a bedbug, K u taan/Dhiqle is a bedbug what is kataan in this case sxb? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted April 23, 2013 SomaliPhilosopher;941658 wrote: what is kataan in this case sxb? Micnaha saxda ah ma garanayo sxb , laakiin .. here is a definition from the.. Qaamuus kataan: Shax laba jare leh; irmaan. Waxba kamaanan fahmin qeexida kor ku xusan . Maybe someone like Coofle/one of the forum members can explain it to you! Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted April 23, 2013 Wadani why have you been lacking on your gabay studying? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted April 23, 2013 lol, laziness bro. It's a disease. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted April 30, 2013 I am now working on Alleyl Dumay by Raage Ugaas. I am noticing subtle interjections of arabic such as "alleyl" (night) "alif" (thousand) "banaadiiq" (rifle) in this poem. Alleyl dumay albaabbadoo xiran, uunku wada seexday Onkod yeedhay uugaamo roob, alif banaadiiq ah Iihdayda bixi baa libaax, iman la moodaaye Raggase adhaxdiyo ooftu waa, udub dhexaadkiiye Labadii wax laga eegi jirey, waan ka awdnahaye Halkaan aa ka leeyahay Ilaah, keliya uun baa og Aboodigu ma lalo garab hadduu, iin ku leeyahaye Orod uma hollado oglihii, adhaxda beelaaye Ma aarsado il iyo oof ninkii, iimi kaga taale Aroos uma galbado nimuu, wadnaha arami jiifaaye Geeluba kolkuu oomo waa, olol badnaadaaye Sidii inan yar oo hooyadeed, aakhiro u hoyatay Oo aabbeheed aqal mid kale, meel illin ah seexshey Hadba waxaan la urugoonayaa, uur-ku-taallada e Ninkii ooridiisii rag kale, loo igdhaan ahaye Ninka ilo biyo leh soo arkoo, oomman baan ahaye Nin ugaas walaalkiis yahoo, eeday baan ahaye Af-dhabaandhow aayar ninkaa, aammusaan ahaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted April 30, 2013 if anyone has an audio (mp3) of this poem or sida koorta yucub I will be grateful! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted May 1, 2013 SomaliPhilosopher;944708 wrote: if anyone has an audio (mp3) of this poem or sida koorta yucub I will be grateful! Actually I remember watching Abwaan Gaariye (AUN) reciting and explaining the poem in a video on youtube,,I think I watched it at least three year ago....Search for it you might find it there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted May 1, 2013 Hey I think it was in one of those....Do the searching.....Meel geeri go'an ah baan joogaa oo Gegabyteska iigu Jira portable Flash-ta ayaan dhawranayaa ee bal fiirfiiri Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted May 3, 2013 Coofle, this is a very informative lecture. I was able to find sida koorta yucub at part 4. thanks Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted May 3, 2013 Alleyl dumay, albabaaddo xidhan, uunka wada seexday Onkod yeedhay, uugammo roob, alif banaadiiq ah Iiydaydabixi baa libax iman la moodaaye Raggese All I got for poem #2. Still have the last stanza for sida koorta yucub to memorize "Wixii laygu kuunyeeyay miyaa, igu karaamoobay? Kunbiskii miyaa layga qubay, kolayo ii buuxay? Maantana kataantii miyaa, layga kala qaaday? Kob abaar ah oo dhexe miyaa, koore ila meeray? Kub miyaan ka jabay biixiyaan, kabayo loo haynin" having little motivation to memorize this part as I have trouble understanding it Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted May 3, 2013 I am taking reasonable request for a poem to memorize!! *I reserve the right to deny a request Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted May 8, 2013 Noooooo request!!!!! I am disappointed...:mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted May 8, 2013 Okey...How about this one.. Macaan iyo Qadhaadh...By Qaasim Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted May 8, 2013 Our first request by honorary Abwan Coofle. A historic day indeed. Below is the poem Coofle requested. It is a long poem and will be a challenge. 1. Dacartuba marbay malab dhashaa ood muudsataa dhabaqe 2. Waxan ahay macaan iyo qadhaadh meel ku wada yaalle 3. Midigtayda iyo bidixdu waa laba mataanoode 4. Midi waa martida soora iyo maata daadihise 5. Midina waa mindiyo xiirayiyo mur iyo deebaaqe 6. Masalooyin talantaalliyaan maandhow leeyahaye 7. Nin majiira keliyuun qabsada hay malayninae 8. Marbaan ahay muddeex camal san oon maagista aqoone 9. Marna macangag laayaanahoo miiggan baan ahaye 10. Marbaan ahay muftiga saahidnimo mawlacaw gala'e 11. Marna Mukhawi waashoo xumaha miista baan ahaye 12. Marbaan ahay nin xaaraan maqdaxa aan marin jidiinkise 13. Marna tuug mu'diya baan ahoon maal Rasuul bixinne 14. Marbaan ahay maqaam awliyaad maqaddinkoodiiye 15. Marna mudanka shaydaanka iyo maal jinbaan ahaye 16. Marbaan ahay murtiyo baanisaba madaxda reeraaye 17. Oo ay weliba muuniyo dulqaad igu ******taane 18. Marna reer magaal Loofaroon muuqan baan ahaye 19. Waxan ahay nin midabbeeya oo maalinbays rogae 20. Muuqaygu gelinkiiba waa muunad goonniyahe 21. Miisaanna ima saari karo nin i maleeyaaye 22. Muslinka iyo gaalada dirkaba waan micna aqaane 23. Malaa'iigta naartiyo jannadu waygu murantaaye 24. Ninkii maalmo badan soo jiree madaxu boosaystay 25. Ee inan rag maamuli yiqiin waa i maan garanne 26. ninkasta halkii kuula mudan ee ay muhato laabtaadu 27. Ee aanad madadaaladeed ugala maarmaynin 28. Iska soo mar waa kuu bannaan marinkad doontaaye Quote Share this post Link to post Share on other sites