Sign in to follow this  
Saalax

Taliyihii Ciidamada Qaranka Ee Aaga Bariga Somaliland Col Dhancade Oo Geeriyooday

Recommended Posts

Saalax   

Allah ha uu naxariisto..

 

 

 

Taliyihii Ciidamada Qaranka Ee Aaga Bariga Somaliland Oo Geeriyooday Iyo Madaxwayne Siilaanyo Oo Ciidanka Ka Tacsiyadeeyay

 

5sAuFxi.jpg

Hargeysa (Ramaas) Apr 2,2013 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa Tacsi u diray Taliyihii ciidamada qaranka ee aaga bariga Sareeye Gaas Maxamed Cabdi Aaden (Dhancadde) oo geeriyooday.

 

Qoraalka Tacsida Madaxwaynaha Somaliland ayaa udhignaa sidan “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ciidamada Qaranka JSL, isaga oo ka tacsiyadaynaaya Madaxweynuhu geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Qaranka ee Aaga Bari Sareeye Gaas Maxamed Cabdi Aadan (Dhancade) ALLE HA U NAXARIISTEE.

 

Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu tacsi taasi la mida u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuum Sareeye Gaas Maxamed Cabdi Aadan (Dhancade) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 02-04-2013 laguna aasay Maanta.

 

Madaxweynuhu waxa uu MARXUUMKA ku tilmaamay Halyey Qaran oo kaalin muhiima ka soo qaatay difaaca dalka, kaalin muhiimana kaga jiray ciidamada qaranka JSL, iyo Dalkaba waxaanu madaxweynuhu MARXUUMKA uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Ciidamada Qaranka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhammaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan uu ka siiyo.

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

 

 

ALLAA MAHAD LEH

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahay ha u naxariisto Colonel dhancade a loss for Somaliland he served his nation well and one of the Militarly founding fathers of the Somaliland armed forces. May allah grant you jannah and enlighten your grave. Samir iyo imaan to all his relatives and the wider SL people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this