Xaaji Xunjuf Posted April 2, 2013 Faroole Oo Kismaayo Lagu Casumay Iyo M/Weyne Xasan Oo Digniin U Diray Inuu Booqdo Kismaayo Written by Administrator Tuesday, 02 April 2013 10:08 General Darwiish oo ka mid ah Ergadda Beesha Puntland ee shirka Kismaayo ka socda ka qeyb-galaya ayaa xalay casumaad soo gaarsiiyay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo ka fikiraya inuu Kismaayo booqdo. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo ka warhelay casumaadda loo diray Faroole ayaa uga digay inuusan booqan Magaaladda Kismaayo,oo laga dhisayo Maamul Goboleed aysan raali ka aheyn Xukuumadda Soomaliya. Faroole oo lagu xanto fuleynimo ayaa la filayaa inuu u hogaansamo hanjabaada ka soo yeertay Madaxweyne Xasan,maadaama uu ka cabsi-qabo in Dawladda Soomaaliya ay ka noqoto heshiiskii Magaaladda Garoowe ku dhex-maray Reysalwasaare Saacid iyo Faroole oo maamulka Puntland loogu aqoonsaday inay tahay maamul Goboleed ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted April 2, 2013 Heh@fuleynimo lagu xanto The question is: Yaa ku xanta? (Naga daaya dee). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted April 2, 2013 LOOOOOOoooooooooooooool @ Faroole oo lagu xanto fuleynimo haha ahaha this must be hilarious Xx, ha iswareerin, Faroole won't visit Kismayo inta ay idhaxyaaca iyo maamul la'aanta kajirto Jubbaland balse when shirka kusoo dhamaado guul Madaxwaynaha Jubbaland-na ladhoorto Faroole will visit there to attend the Presidential inauguration ceremony and welcome the establishment of the second complete member states of federal Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted April 2, 2013 Where do people find these ridiculous ideas? XX, what is the source of this idiotic notion? Who is this administrator? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 2, 2013 Here it is http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=1566:faroole-oo-kismaayo-lagu-casumay-iyo-mweyne-xasan-oo-digniin-u-diray-faroole-inuu-booqdo-kismaayo-&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 2, 2013 Faroole is a smart men. This shir is a clans declaration of war against the Somali people. He better not be seen there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 2, 2013 Jubaland is Jubaland and Puntland is Puntland. I can't see why Faroole needs an invitation to an unfinished job. When the Jubaland government is elected is when Faroole should visit to show his support. Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted April 2, 2013 Niinkaan Xaaji Maseexdho...I rarely click on Puntland Stuff, but Xaaji is always scoring points against that peaceful adminstration.Warya Xaaji Naasoow ohh taatkaa Amaan sii.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 2, 2013 ^ Waryaa af Soomaaliga baro oo dadka dheh! That's the least you could do seeing how much you frequent these Somali threads. Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted April 2, 2013 ^Warya afsomali furahaa Janathaa maahaa ukaathii baal...Niinkaan inaatheerkaay Ayaan Saxaayaa Suug athiigu...Niin Kujeceel Umbaa ruun kushegoo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 2, 2013 STOIC i like you but let me deal with the pirates , i know the language of the pirates Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted April 2, 2013 ^LOool, you must have been taking good lessons from them yaah kakaka, you are not doing bad at all for a thick student, well done! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted April 2, 2013 Stoic, your Somali isn't bad at all. Just start using d instead of th. Unless that's some dialect I am unaware of. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 2, 2013 lol@dialect I am unaware of. It's called Khaldaan D: Just kidding. So absurd that x.xaaji will find it news worthy. Must be slow news day for that website to publish this. Waryaa President Hassan has bigger priorities on his plate than monitor Faroole's travel calendar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted April 2, 2013 Aaliya, thanks.I'm trying though...Reerkaa aan kuaftiirsatho wa abihii afsomaligaa lakiin aniiguu Waa khasaaroo lool...An old clansmen of mine once visited Tanzania and found some his folks that didn't speak Somali at all,,,Maarkaas ayuu yirii atuun taan itaambeysee nimaanki ukadashe Mohamed Moogee iyo Abdi Gahayr (hoyga suuganta) oo Afsomali aqoon... Quote Share this post Link to post Share on other sites