Macallinka Posted March 31, 2013 Fanaanka soomaaliyeed ee Jooqle shire jaamac ayaa waxaa uu ka soo kabanaya dhaawac ay u geysteen Koox aan la garaneen magalada Nairobi. Fanaanka kooxda Qaylo dhaan ayaa waxaa uu dhawaanahan ku sugnaa magalada Nairobi halkaas oo ka waday barnaamijyo wacyigalin dhinaca arimaha bulshada ah,waxaana uu mudadaasi uu sameyay heeso badan oo la xiriira arimaha wacyigalinta. Jooqle oo maanta aan qadka Taleefonka aan ku tiigsaday ayaaa ii sheegay in uu wanaagsan yahay Bulshada somaliyeed u mahad celinayo intii soo xustay iyo inta kaleba,waxaana uu rajeyay in ay ka guuleystan kooxo danbiilayaal uu ku sheegay. “haa waan wanaagsanahay waxay isku dayeen in ay i dilaan Laba Tooreey ayeey igu dhufteen Garabka iyo Gacanta Bidix meel dusheeda ah,laakiin hada waan wanaagsanahay” ayuu hadalkiisa ku yiri Jooqle. Mar aan wax ka weydiiyay cida sida rasmiga uu ugu tuhmaayo arintani ayuu sheegay in ay ka danbeeya waxaa uu ugu yeeray cadowga umada soomaaliyeed,isagoona si cad u sheegay in uu sii wadi doono Halkgankiisa la dagaalka dhib wadayaasha waxa uu ugu yeeray. Ugu danbeytiina xaalada Fanaanka Qaylo-dhaan ayaa wanaagsan,waxaana uu joogaa guriga uu ka dagan yahay magalada Nairobi,isagoona wata hawlihiisa caadiga ah,waxaana uu shacabka iyo taageerayaashiisa u diray Salaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 31, 2013 Why would any one want to hurt this good singer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 31, 2013 dayuum. its Al shabaab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted March 31, 2013 I saw him the other day in Islii. He is lucky to have escaped with minor injuries , they wanted to eliminate him ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 31, 2013 Macallinka;932579 wrote: I saw him the other day in Islii. He is luck to have escaped in minor injuries , they wanted to eliminate him ! IS he still there. I saw him there last august as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted March 31, 2013 Carafaat;932598 wrote: IS he still there. I saw him there last august as well. Yeah he is , I saw him a week ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 31, 2013 Dad badan ku arkay Islii asagoo fiid ka fiid kaligiis socdo ii sheegi jiray. I used to think how geesi of him, considering heesuhuu caanka ku ahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites