Saalax Posted March 31, 2013 Sunday, March 31st, 2013 at 07:23 pm Garbahaarey: RW Saacid oo Booqday Qabrigii Marxuum Maxamed Siyaad Barre, Kulamana La Qaatay Odayaal, Siyaasiyiin Iyo Maamulka Gedo Garbahaarey (RBC) Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo booqasho ku jooga magaalada Garbahaarey ayaa maanta booqasho ku tagay qabriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allah ha u naxariistee Marxuum Maxamed Siyaad Barre oo ku aasay duleedka magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Raysul wasaare Saacid oo ay wehliyaan xubno ka mid ah wasiiradiisa, masuuliyiinta gobolka Gedo, saraakiil ciidan iyo waxgaradka Garbahaarey ayaa dul istaagay qabriga Marxuum Maxamed Siyaad Barre oo halkaasi lagu aasay sanadkii 1995-kii ka dib markii uu ku geeriyooday wadanka Nigeria. “Waxaan Allaah uga baryeynaa inuu naxariistiisa ka waraabiyo marxuum Maxamed Siyaad Barre.” ayuu yiri raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu baaqay inay soo cafiyaan marxuumkan geeriyooday 18 sano ka hor. Cabdi Faarax Shirdoon ayaa noqonaya masuulikii ugu horeeyay ee derejo sare haya oo booqda soona qabriga marxuum Maxamed Siyaad Barre tan iyo markuu dhintay sanadkii 1995-kii. Kulamo ka socda Garbahaarey Dhanka kale raysul wasaaraha oo ay maanta ubilaabatay booqasho saddex maalmood qaadan doonta oo uu kumarayo degmooyin ka mid ah gobolka Gedo ayaa galabta kulamo la qaatay odayaal, siyaasiyiin iyo maamulka gobolka Gedo oo ay ka wada hadleen arrimaha amaanka, noloshada dadka, abaaraha ka jira gobolka iyo nidaamka dawlada. Mid ka mid ah xunaha xafiiska raysul wasaaraha oo wafdiga la socda ayaa Raxanreeb u sheegay in raysul wasaaruhu berito sii wadi doono kulamada odayaasha iyo maamulka oo guddiyo ka mid ah ay soo diyaarin doonaan waxyaabaha baahida gobolka ka taagan ee shacabka reer Gedo uga baahan yihiin dawlada dhexe. Booqashada raysul wasaaraha ee gobolka Gedo ayaa qeyb ka ah socdaalka “dhageysiga iyo barashada” loo bixiyey ee raysul wasaare Saacid uu ku marayo gobollada dalka. RBC Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 31, 2013 http://www.raxanreeb.com/2013/03/garbahaarey-rw-saacid-oo-booqday-qabrigii-marxuum-maxamed-siyaad-barre-kulamana-la-qaatay-odayaal-siyaasiyiin-iyo-maamulka-gedo/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 31, 2013 i am not sure if this appropriate the PM should avoid the past Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted March 31, 2013 Well nobody is bothering Siyaad now, he is with his Creator. It would be better for Mr Shirdoon to ask the Somali people to forgive him not Siyaad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 31, 2013 Dadka dhintay iyo xawalaha ee ku aasan yihiin, waa ina amaan la siiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 31, 2013 The PM properly does not realize it but It is an admission of guilt. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliPhilosopher Posted March 31, 2013 Saalax;932497 wrote: The PM properly does not realize it but It is an admission of guilt. It is obviously an admission of guilt. The man committed grave atrocities Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted March 31, 2013 AUN Madaxwayne Siyaad Barre Ummada Somaliyeed ee samaha jecelna waa cafiyeen, caf iyo masaabax. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted March 31, 2013 Allah Yarxam Aaabe Siyaad Barre. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 31, 2013 like or not General Siyad Bare is part of our history , as Pm of of transition and being in city were late president is buried it would be a mistake not professionally not to visit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 31, 2013 Siyaad Barre was Forgiven longtime ago, But is somalia ready to forgive Maxamed Faarax Caydiid ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted March 31, 2013 Of course, no surprise there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted March 31, 2013 ^You sound bitter, don't you grow up on the bickering at least respect the dead ANWAR, He is forgiven too, no one is calling for ill or curses on Caydiid but what most the people are demanding their properties in Mogadishu back and everything and right they had there including businesses and political entitlement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 31, 2013 Waranle_Warrio go to the capital with your documents stop talking about properties , anyone who wants their property back who have proof document will get their property in 30 days.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 31, 2013 War Somali wee isa samaaxday. Ee suashu waxa weeyaan sidee ayaa maaul loo dhisa dadka oo dhan ka dhxeeeye. Quote Share this post Link to post Share on other sites