Xaaji Xunjuf Posted March 29, 2013 War Deg deg ah— Ciidamadii Gedo ka yimaadey ee duleedka Kismaayo fadhiyey oo qabsadey Warshada hilubka iyo Ciidan ku wareegsan Ciidamadii ka yimid Gedo ee fadhiyey duleedka Kismaayo ayaa maanta si lama filaan ah ku qabsadey Warshada Hilibka waxayna isku dayayaan iney gudaha usoo galaan Magaalada, Ciidanka Magaalada horey u joogay ayaa hada ku wareegsan Ciidankaan qabsadey Warshada. Raysal wasaare Saacid ayaa markey burbureen Wada hadalkii Dowlada iyo Maamulka kumeel gaarka u socdey waxaa laga hayaa inuu yiri “Hadaad diideen inaad yeeshaan saan ku taliney xoog baad ku maqlaysaan”". Faahfaahinta warkaan goor dhow naga filo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 29, 2013 LOL Another prayer from Mawlaanaa Xunjuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 29, 2013 Ciidamada waxaa raray Maamumla KMG ee Kismaayo, General Saxardiid baa garab socday markey guurayeen. Reer Jubbaland waa sii midoobeen! Oogama darin isku daygii qaska watay ee dhicisoobay ee ay soo qaadday HAG. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 29, 2013 The Zack, You should have allowed Mawlaanaa Xaaji Xunjuf to finish his wicked prayers Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 29, 2013 Genaral saxardiid ma mid si gaara loogu kalsoonyahaa? sow asagu ciidanka dawladda maahan see u garab socday? Waxba dhici maayaan idan alla xataa haday via afmadow dagaan,adinku shakiga iska saara Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 29, 2013 Ciidamo ka tirsan dowladda oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Duleedka Kismaayo oo maanta magaalada soo gaaray Jimco, 29 Maarso, 2013(HOL) :- Ciidamo aad u tiro badan oo katirsan dowladda Soomaaliya islamarkaasina mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa duleedka magaalada ayaa maanta gudaha usoo galay magaalada Kismaayo, iyadoona ciidamadani la dajiyay saldhigyo ku yaal gudaha magaalada. Ciidamadan oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 500 oo askari ayaa mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa duleedka magaalada Kismaayo, gaar ahaan nawaaxiga garoonka caalamiga ah ee Kismaayo, waxaana ciidamadani ay maanta gudaha usoo galeen magaalada. Mid kamid ah saraakiisha hogaamineysa ciidamada oo HOL ugu waramay qadka teleefonka ayaa sheegay in ciidamadani ay tiradooda gaareeyso ilaa 500 oo askari oo katirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, wuxuuna xusay in saraakiisha guutada labaad ee ciidamada xoogga dalka ay usoo badaleen in ay ka howlgalaan gobolka J/hoose. Masuulkani ayaa sidoo kale sheegay in ciidamadani aysan ahayn ciidamo qabiil balse ay ka koobanyihiin qabaa’illo kala duwan, wuxuuna intaa ku daray in ujeedka loo soo badalay ay tahay in ay xoojiyaan ciidamada dowladda ee howlgallada ka wada gobollada Jubooyinka. Ciidamada ayaa imika saldhig ka sameystay warshaddii hore ee hilibka oo ka tirsan xaafadda shaqaalaha ee magaalada Kismaayo, waxaana ilaa imika jirin wax hadal ah oo ku aadan ciidamada soo gaaray magaalada oo kasoo baxay masuuliyiinta maamulka KMG ee Kismaayo. Ciidamadan ayaa mudooyinkii u danbeeyay waxa ay ku sugnaayeen duleedka magaalada Kismaay, waxaana soo badalaadooda ka dhashay khilaaf xooggan, iyadoona masuuliyiin katirsan maamulka Kismaayo ay kasoo horjeesteen in ciidamadani ay gudaha usoo galaan magaalada. Xaaladda magaalada ayaa imika dagan wallow ay jirto cabsi ay dadka shacabka ah ka muujinayaan ciidamada cusub ee maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ciyaal Facili Posted March 29, 2013 xiinfaniin;931715 wrote: The Zack, You should have allowed Mawlaanaa Xaaji Xunjuf to finish his wicked prayers :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted March 29, 2013 This is the second division and they just set up a base in the old meat factory. Im also hearing that more division are on their way. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 29, 2013 Lol. I am enjoying the nafaqo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted March 29, 2013 Apophis;931920 wrote: A whole Division ? And more are on the way you say... :eek: Not that diffinition. But the somali version of it. But keep ignoring realities on the ground. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted March 30, 2013 My only hope is that there will be no bloodshed in Kismayo, the people suffered enough. If those troops were ordered by the SFG to go there then the is a great betrayal of the Somali people and a return of the policy of intimidation and terrorism, if it's a faction of the Gedo clans trying to gain a bigger foothold in Kismayo then they are greatly misguided. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted March 30, 2013 Mooge, don't worry sxb. You need heart to take up a cause and they have plenty of it. They will be provided for and more will be transferred to Kismaayo under a new plan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 30, 2013 Are these tribal militias? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted March 30, 2013 No, they are multi-tribal who have shown abject respect for the legitimacy of the Somali government. The era of factions is over. Armed forces from henceforth will work to secure an environment where the Somali government has total legitimacy and respect. Quote Share this post Link to post Share on other sites