Sign in to follow this  
Saalax

Buhoodle students refuse Khaatumo planned exams in favor of Puntland

Recommended Posts

Saalax   

They say old habits die hard, in the case of Khaatumo Seeg they can never stop being paid phones in favor of

carrying another man on their backs.

 

 

 

 

Buuhoodle waxay u baahan tahay in laga Xoreeyo Faroole{VIDEO}.

;82 wrote:

 

Magaalada Buuhoodle ee xarunta G.Cayn waa magaalada labaad ee ugu weyn deeganada Khaatumo State, magaaladu waxay kobac ka sameysay dhanka Dhismaha, shacabka iyo weliba isdhexgalka bulshada oo si xoogan u soo galay magaalada gudaheeda.

Magaalada waxaa farogeli baahsan ku haya maamulka SSDF ee Faroole horkaco, waxaan la dhayalsan karin in dhamaan saraakiishii Gobolku ay hooos joogaan maamulkaas kuwaasoo haatan u sacab tumaya , waxaa xaqiiq ah oo marnaba aan la iska indha tiri karin in Buuhoodle uu Mab’da faroole ku xoogan yahay isla markaana maanta aynu aragnay Ardaydeenii oo waxay doonanaan kula hadlaya madaxdoodii.

 

Faroole iyo lugooyadiisana amaanaya oo u heesaya, waxaa jira Eedeyn hore oo cadaan ahayd taasoo ay tirsanayeen ardayda Samatar baxnaan, waxaa kaloo inoo muuqanaysay in saraakiishii deegaanku ee weliba hubkii lagu faani jiorey haystay ay si cad ugu goodiyeen maamulkeena markale muddo ka yar laba bilood. Waxaa xaqiiq ah in Khaatumo iyo maamulka madaxda u ahi ay gabeen inay kaafiyaan isla markaana awdaan baahida sarakaiisha geyn karta reero kale, waxaa taas dhaliisheeda leh sidoo kale qurbajoogta Khaatumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this