Saalax Posted March 29, 2013 They say old habits die hard, in the case of Khaatumo Seeg they can never stop being paid phones in favor of carrying another man on their backs. Buuhoodle waxay u baahan tahay in laga Xoreeyo Faroole{VIDEO}. ;82 wrote: Magaalada Buuhoodle ee xarunta G.Cayn waa magaalada labaad ee ugu weyn deeganada Khaatumo State, magaaladu waxay kobac ka sameysay dhanka Dhismaha, shacabka iyo weliba isdhexgalka bulshada oo si xoogan u soo galay magaalada gudaheeda. Magaalada waxaa farogeli baahsan ku haya maamulka SSDF ee Faroole horkaco, waxaan la dhayalsan karin in dhamaan saraakiishii Gobolku ay hooos joogaan maamulkaas kuwaasoo haatan u sacab tumaya , waxaa xaqiiq ah oo marnaba aan la iska indha tiri karin in Buuhoodle uu Mab’da faroole ku xoogan yahay isla markaana maanta aynu aragnay Ardaydeenii oo waxay doonanaan kula hadlaya madaxdoodii. Faroole iyo lugooyadiisana amaanaya oo u heesaya, waxaa jira Eedeyn hore oo cadaan ahayd taasoo ay tirsanayeen ardayda Samatar baxnaan, waxaa kaloo inoo muuqanaysay in saraakiishii deegaanku ee weliba hubkii lagu faani jiorey haystay ay si cad ugu goodiyeen maamulkeena markale muddo ka yar laba bilood. Waxaa xaqiiq ah in Khaatumo iyo maamulka madaxda u ahi ay gabeen inay kaafiyaan isla markaana awdaan baahida sarakaiisha geyn karta reero kale, waxaa taas dhaliisheeda leh sidoo kale qurbajoogta Khaatumo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 29, 2013 http://horufadhi.com/2013/03/27/buuhoodle-waxay-u-baahan-tahay-in-laga-xoreeyo-faroolevideo/ http://horufadhi.com/faroole-iyo-saameyntiisa-buuhoodlle/ Quote Share this post Link to post Share on other sites