shafici Posted July 21, 2002 waxaa isla socday laba saaxiib ah. kadib markii mid kamid ah uu arkay saaxiibtiis. markaasuu kiikale ku yiri nin yahoow soo bax makhaayadsaan baan galaynaa barkee qoftaan saaxiibka la ahaan jiray baa ku jirtee. markay kursi ku wada fariisteen labadii sxb ka ahaa iyo gabartii.xoogaa wee waada sheekeesteen markaasuu is yiri hoos kursiga hoostiisa gacanteed kasalaax. markaasaa kiikale u maleeyay gabarta in ay salaax xeeso markaasuu qos lay. kii u malaynaayay in uuu gabarta gacan teeda heesto ayaa arkay kan oo qoslaayo. markaas ayuu ogaaday in uu haayo nin kaan gacantiisa markaasuu qanjuruufo ku dhajiyay. matkaasuu kiikale qeeliyay oo kacay. waxaan u malaynaa yaa in aad ka boga tiin tani . peace Quote Share this post Link to post Share on other sites