Lefty Posted July 20, 2002 Nin bidaar si xun u gashay, laakiin xariif ah ayaa maalin aaday magaalada si uu timaha usoo jarto. saaxiibkaa markii uu kursiga fariistay ayuu ninkii timaha jarayey weeydiiyey "meeqa ayaad ku jartaa madaxa dhan?" tima jarihii ayaa la soo boodey [labaatan saaxiib] haye maluugaa jaraa?,ayuu raaciyey, saaxiibkaa bidaarle haa haa, ayuu la soo boodey, markii habkii uu jeclaa loogu jaray ayuu [tobon farta ka saaray], iskana baxay timo jarihii ayaa yiri war lacagta soo dhammeeystir[ saaxiib madaxa dhan haddaad labaatan ku jartid aniga keeyga half ayuu ahaa]tartiibna u sii xaragooday... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 20, 2002 lefty,really that made me laugh!!! that was really funnny!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fuaad Posted July 20, 2002 LEFTY that's really funny Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamila Posted July 21, 2002 Wiil dhallinyaro ah baa gabar magaalada maraysa oo quruxda,lebiska iyo xaragada ka dheceysa la yaabay markaas ayuu damcay inuu bal shukaansado oo weliba si la yaab leh ugu lug darsado....intuu salaamay ayuu yiri "walaaleey raalli iga ahaw ee qalin aan gabar taleefonkeed ku qorto makaa amaahan karaa?" Boorso yar oo ay gacanta ku wadatay ayeey furtay oo qalin ka soo saartay kuna tiri wiilkii "Haa, oo waa kan". Intuu buug yar la soo baxay oo xaggeeda u soo dhawaadey ayuu ku yiri "ii sheeg hadde lambarka telefonkaaga" Illeen awalba keeduu u dan lahaa oo gabar kale ma jirine, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buubto Posted July 22, 2002 Asalaamu Aleikum Wr Wb Lefty lol well done qosl ayaa igu dishay. xariifka qatar waaye walaahi. Afjoogo looma adeego lol. Kamila lol lol That was good one. iyaah qatar dheh akhli ayuu ku gaaray "hal dhagax labo shimbir ku dil ayuu sameeyay". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fuaad Posted July 30, 2002 hahahhahahhahahha kamila.. That's a good one sista! We used to call that kind of people Shaxaari. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lefty Posted August 17, 2002 ahahaahahahahhahh Kamila@looooooooool... Waraa kaas mid naxaaya ma aheyn..indho adeegiisa i dilay.. Quote Share this post Link to post Share on other sites