Xaaji Xunjuf Posted May 16, 2013 Carafaat Jubbaland has 3 Presidents today All claimed to be elected democratically Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 16, 2013 BREAKING NEWS: Oba hiloowlow ayaa gor dhow shir jiraaid ku qabtey Magaalada Kismaayo isagoo shaaciyey inuu yahay Madaxweynaha Jubbaland soona dorteen 800 xubnood. wixii warar so kordha kala socda www.Waalida-aduunka.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted May 16, 2013 Lol:D This thread is full of delusion. Madoobe might won the fixed election but noone is gonna recognize this election fraud. The somali gov should put in formal complain towards Kenya involvment in jubbaland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 16, 2013 Kismaayo oo ku waabariisatay Isgaarsiintii oo furan iyo Dowladnimo Kismaayo– 16 May, 2013–Pi– Magaalada Kismaayo oo 21 Sano Dowlad la’aan iyo cid rasmi ah oo loogusoo hagaago Maamulkeeda uusan jirin ayaa saaka kusoo toostey Maamul si Dimoqoraadiyad ah ah Shacabku u doorteen. Amaanka Magaaladu waa mid wanaagsan Boqolkiiba boqol, Saaka oo khamiisa waxaad wadooyinka ka dareemeysaa in kala dambeyntii iyo Dowlad nimadii hirgashay, waxaan xasuustey maahmaahdii Reer Mareykan ee ahayd NEW SHARIF IN THE TOWN. Waxaa jira qaswadayaal aan wali quusan oo afka ku dagaalamaya iyagoo adeegsanaya saxaafada aan samaha ka talin, waxayna baahinayaan warar raqiis ah. Kismaayo maalin ay ka degan tahay maanta ma aysoo marin labaatankii sano ee lasoo dhaafay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 16, 2013 Waxaa jira qaswadayaal aan wali quusan oo afka ku dagaalamaya iyagoo adeegsanaya saxaafada aan samaha ka talin, waxayna baahinayaan warar raqiis ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 16, 2013 Hambalyooyinka ku socda Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Madoobe Tan iyo shalay markii la doortay Madaxweynaha Dowlada Jubaland ee Soomaaliya waxaa Puntlandi soo gaarayay Hambalyooyin kakala imaanaya Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dacalada aduunka, Anagoo shalay aad mashquul ugu ahayn soo tabinta Wararka doorashooyinka waxaan door bidney inaan Hambalyooyinka dib u dhigno aana fasaxno maanta oo khamiis ah 16 May, 2013. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted May 16, 2013 War annagaa wax aragnay! Idaacadaha Barre wareystay marna ma weydiiyaan cida dooratay, kobta lagu doortay iyo goorta la doortay? Ma weydiiyeen ergada dooratay halka ay joogaan, goorta la xulay, cidda xushay iyo saamiga beelaha ku jira sida loo kala helay ? Ma weydiiyeen ergada reerka uu issaga ka dhashay ee codka siiyay Madoobe, sarkiisha, wax-garadka reerka, isimka reerka ee intuba wax kaa daadihinayay kal-fadhigii looga arrinsanaya dawlad-goboleedka Juba cida ay matalaan? Adduunyo Bal ha loo diro wiil hoogii Feysal Waraabe wareystay. Koley waa nin journalism asluubteeda iyo ujeedkeeda wax ka yaqaan e Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 16, 2013 Bashi, Barre waxaa waraystay VAO marka iska fahan sheekada.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 17, 2013 So we have three guys who all claim to be president, a rejection from the government, the government requesting Kenya to stay out of it and malitias probably arming themselves. Whats next? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 17, 2013 update-kii Xiin ma saanaa u dambeysay?. Samir & Iimaan!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 17, 2013 He is busy starting a hundred new threads Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 17, 2013 ^^ It was going all fine and even a president was elected. THEN, in the midst of the celebrations and as the happy people of Jubbaland began to rejoice, Barre Hirale detonated himself BANG in the middle of it all. The number of casulties has not been counted so far but sources in SOL tell us that Xiin has been heard screaming (not sure if it's the joy or the pain). Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 17, 2013 Last year it was all about Somalia's sovereignty, reconciliation and the passing of a draft constitution before it could be debated/reviewed. This year its all about Madoobe who is backed by Kenya on something that is divisive for Somalis based on a weak constitution the government is now using to oppose the whole thing! Gotta love Somali politics Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted May 17, 2013 ^^ This is the biggest problem Somalia will ever face. If they can find a proper solution for Kismaayo, they can apply that solution to every single problem Somalia has (of course, that's without taking the Shabab into account). Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 17, 2013 Dee yaa maqlaaya dowlada? Madoobe's camp are busy trying to de-legitimise the govnt. Quote Share this post Link to post Share on other sites