Sign in to follow this  
Somalia

Federal Government Says Ethiopian Troops To Stay

Recommended Posts

Somalia   

Xukumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in si buuxa ay ciidamada Itoobiya usii joogi doonaan gudaha Soomaaliya, warkaasna waxaa uu imaanayaa mudo yar kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ciidamada Itoobiya ay ka baxayaan Soomaaliya.

 

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Ciilmooge ayaa shegay in kadib wadahadal dhexmaray dowlada Soomaaliya iyo Itoobiya lagu heshiiyay in ciidamada Itoobiya ay sii joogaan.

 

Dhageyso

 

http://warqaad.com/ma-bixi-doonaan-ciidamada-itoobiya/

 

Waxaa uu faah faahiyay sababaha ku qasbay ciidamada Itoobiya inay ka baxaan qeybo kamid ah Soomaaliya, iyo hadii ay jiraan wax khilaaf ah.

 

Ciidamada Militeriga Itoobiya ayaa ka baxay gobolka Bakool halka warar kalana ay tilmaamayaan inay ka baxayaan magaalada Baydhabo.

 

Warqaad.com/Muqdisho Office

Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this