Carafaat Posted March 27, 2013 Some SOL'ers think governance equals clannism and fadhikudirir. Therefor its high time to share with eachother some lessons in Governance ( Dowladnimo). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 27, 2013 http://maandeeqnews.com/daawo-badhasaabka-gobolka-maroodi-jeex-ayaa-ka-waramay-hawlgalo-ay-police-ka-habeenki-ugu-dhaca-dadka-laga-shakiyo-kana-waramay-waxyalaha-keenaydaawo-muqaal/ The Governor of Hargeysa talks about security measures he ordered the police in Hargeysa city. Fyi: He is a native of Sool. Not that it matters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted March 27, 2013 Carafaat;930846 wrote: http://maandeeqnews.com/daawo-badhasaabka-gobolka-maroodi-jeex-ayaa-ka-waramay-hawlgalo-ay-police-ka-habeenki-ugu-dhaca-dadka-laga-shakiyo-kana-waramay-waxyalaha-keenaydaawo-muqaal/ The Governor of Hargeysa talks about security measures he ordered the police in Hargeysa city. Fyi: He is a native of Sool. Not that it matters. Back in 2011 an officer told me how they conduct such operations against suspected subjects.... the topic was raised when I asked Xalay maxaa Afarta habeenimo ku waday.....they are doing good. My point...Wax cusub oo badhasaabkan la bilaabmay maaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 27, 2013 Casharka u socday taas maha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 28, 2013 Erigavo(Ceerigabo) City, http:// http://www.google.nl/search?q=ceerigaabo&hl=nl&sa=X&tbm=isch&tbo=u&source=univ&ei=W5xUUePYHsrDPNXugfAE&ved=0CDwQsAQ&biw=1280&bih=800 4 clans, one Police, one Court, one Jail, one Mayor, ONE City Administration. This is what you call Governance, not comparable with Galkacyo with diffrent clan militia's, diffrent clan administrations, diffrent clan Mayors, clan Airports(new airport is being build by Galmudug), clan Jails. Another lesson in governance for those who need it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 21, 2013 http:// http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=97130 Supreme Sultan of Duriyada calling on demonstrations against goverment. Now even the Sultan cant do anything against the goverment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 21, 2013 macalin arafaat educate these nomads fadlan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted April 21, 2013 Kudos to the Habar King . Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted April 21, 2013 aahfaahin ku saabsan Kulankii Baarlamaanka ee Su’aalaha lagu weydiinayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya (SAWIRRO) Sabti, Abriil 20, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa 10 su’aal lagu weydiiiyay kulan maanta uu golaha baarlamaanka Soomaaliya ku yeeshay Muqdisho, waxayna su’aaluhu u badnaayeen heshiisyo ay xukuumaddu la gashay dalka Turkiga kuwaasoo ku saabsan tababarka ciidamada. Kulan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 192 mudane, iyadoo uu shir-guddoon ka ahaa guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka, Mahad Cabdalla Cawad, waxanaa su’aalaha weydiiyay ra’iisul wasaaraha shan mudane oo ka mid ah xubnihii soo diyaariyay mooshinka. Su’aalaha waxaa ka mid ahaa in xukuumadda ay caddeyso heshiisyadii ay la gashay dowladaha caalamka, gaar ahaan dowladda Turkiga, in sidoo kale la caddeeyo qorshaha IGAD ee xasilinta Soomaaliya, in ra’iisul wasaaruhu uu u sheego baarlamaanka halka ay marayaan qorshaha xukuumadda ee ku aaddan xasilinta ammaanka ee afarta sano ee soo socota iyo qaabka ay u doonayso inay u xasiliso iyo su’aallo kale. Ra’iisul wasaaraha oo ugu horreyn ka jawaabay su’aasha ku saabsanayd in la caddeeyo heshiisyada ay xukuumaddu la gashay dowladaha caalamka qaarkood sida Turkiga ayaa ku jawaabay: “Qoraal ahaan ayaan u dhiibnay qorshaha afarta sano ee soo socda lagu sugayo ammaanka guud ee dalka, sidoo kale wasaaradda arrimaha gudaha waxay soo diyaarsisay qorshaha booliska afarta sano ee soo socoto.” Sidoo kale, ra’iisul wasaaraha waxaa la weydiiyay su’aal ahayd halku uu marayo qorshaha xasilinta ammaanka dalka ee afarta sano ee soo socota, wuxuuna ku jawaabay: “Muddadii aan joognay waxaan keenay laba heshiis oo ku aaddan dhanka ciidamada kaasoo aan la galnay dowladda Turkiga; waana idiin keennay; waxaana koobiga heshiiskaas u dhiibay guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya.” Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale ka jawaabay su’aalo dhowr ah, iyadoo ay xildhibaannada qaarkood sheegeen inaysan ku qabancsanayn habka uu uga jawaabay ra’iisul wasaaruhu su’aalaha la weydiiyay, waxayna soo jeediyeen inuu faahfaahin dheeraad ah bixiyo. Mudane Saacid dhanka kale ayaa faahfaahiyay qorshaha urur goboleedka IGAD ee dib u dejinta Soomaaliya kaasoo ay dib u eegis ku sameeyeen golaha wasiirrada, isla markaana ay waafajiyeen lixda tiir ee qorshaha guud ee dawladda. Wuxuuna xusay in qorshahani hirgelintiisa ay macne weyn ugu fadhiyo dowladda iyo bulshada Soomaaliyeed. “Xukuumadu waxay hirgelisay in ka badan toban dugsi oo si lacag la’aan ah ardayda wax loogu bari doono,” ayuu yiri ra’iisal wasaaraha mar uu jawaab ka bixinayay su’aal la xariirta dhanka waxbarashada isagoo xusay inay jiraan dugsiyo kale oo haatan lagu wado dayactir. Ugu dambeyn, waxaana kulanka ka hadlay guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka, isagoo sheegay in tani ay caddeynayso wada-shaqeynta buuxda ee u dhexeysa xukuumadda iyo Baarlamaanka, wuxuuna xusay inay lagama maarmaan tahay inay mar walba la socdana halka howlaha xukuumaddu ay marayaan si ay shacabka Soomaaliyeed ugu gudbiyaan. Kulanka berri ayaa lagu wadaa inuu su’aalo kaga jawaabo wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed, waxaana tani ay qayb ka tahay qorshayaasha uu baarlamaanku ugu kuurgalayo howlaha u qabsoomay xukuumadda. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 21, 2013 Sounds like police state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted April 21, 2013 ++Dowladnimo++The new era for Somalia... Transparent and liability Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted April 21, 2013 Che -Guevara;940577 wrote: Sounds like police state. Che, what sounds like a Police State? Quote Share this post Link to post Share on other sites