Saalax Posted March 26, 2013 Somaliland Oo Caalamka Ka Dalbatay In Lagu Soo Wareejiyo Lafaha Muwaaddiniin Lagu Xasuuqay Muqdisho (SLT.- Hargeysa )- Guddida Baadhista Xasuuqa Taliskii Siyaad Barre kula kacay ummadda reer Somaliland, ayaa ku hawlan sidii dalka Somaliland loo keeni lahaa, isla markaana aas qaran oo shareecadda waafaqsan loogu samayn lahaa qalfoofka 47 muwaaddin oo 17kii July 1989 lagu xasuuqay xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Guddida Baadhista Xasuuqa Khadar Axmed Like, ayaa hay’adda caalamiga ah ee Bisha Cas u diray 18 March 2013 qoraal uu kaga codsaday in dawladda Soomaaliya la weydiiyo sidii qolfoolka 47 qof reer Somaliland ah oo lagu xasuuqay xeebta Jasiira loogu soo wareejin lahaa dhinaca Hargeysa, si lafaha dadkaas loogu sameeyo aas waafaqsan shareecadda diinta Islaamka. Qoraalka hay’adda Bisha Cas loo diray oo nuqul ka mid ah waxa uu u qornaa sidan:- “Sida Ummadda Soomaaliyeed iyo adduun-weynuhuba ka markhaati kacayaan waxa la wada ogyahay dhacdadii xasuuqa ee habeennimo 47 nin lagala baxay guryahooda ee lagu xasuuqay xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho, 17 July 1989. Iyadoo raggan loo xasuuqay ‘Maxaad woqooyi (Somaliland) ugu dhalateen?’ Isla markaana si xushmad-darro ah loo xabaalay. Haddaba, waxa waajib ina saaran ah in aadamiga dhimasho dabadeed loo aaso siduu xaqa u leeyahay ee uu inoo tilmaamay Nebigeennii suubbanaa (SCW). Sidaa darteed, waxaannu hay’adihiina iyo cidda kale ee aad la kaashan karaysaanba (ICRC) idinka codsanaynaa inaad gacan bani’aadanimo naga siisaan sidii aad qalfoofkaas (47 qof ee la xasuuqay) noogu weydiin lahaydeen dawladda Soomaaliya si aannu ugu aasno, isla markaana aaskooda u waafajinno shareecadda islaamka,” ayuu Khadar Axmed Like ku yidhi qoraalkiisa. Waa markii u horreysay ee dawladda Somaliland ka dalbato beesha caalamka in loo keeno qalfoofka muwaaddiniin sannadkii 1989kii lagu xasuuqay xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 26, 2013 http://somalilandtoday.com/somaliland-oo-caalamka-ka-dalbatay-in-lagu-soo-wareejiyo-lafaha-muwaaddiniin-lagu-xasuuqay-muqdisho/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 26, 2013 while they're at it, they also request all the other "somalilanders" that are buried in southern somalia lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 26, 2013 Their remains will get a national burial in line with Islamic burial. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 26, 2013 priority gone wrong ma is tiraahden Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted March 26, 2013 This not serious ...why didn't Godan dliver the remains .alshabaab loves digging grave yards. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted March 26, 2013 they deserve a decent burial. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 26, 2013 wax somaliland la yiriahdo maba jiray horta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 26, 2013 Saalax;930621 wrote: Their remains will get a national burial in line with Islamic burial. I didn't realize the remains were buried in unislamic burial. Playing the victim card and politicizing the remains of victims. Looking for sympathy where there is none. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 26, 2013 Saalax;930621 wrote: Their remains will get a national burial in line with Islamic burial. first give islamic burial to all the none "somalilanders" killed in Hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 26, 2013 or you could send them to mogadishu, in all seriously let the dead rest in peace, I don't they would want to be used for petty political points Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted March 26, 2013 NNoow, you little las anodian donkey, this is NOT the first and will probably NOT be the last time, you'll make pathetic statement about the dead. as far back as 2009, you were making snide comments about this same group. keep shut and find better things to discussed, inaar. you petty fool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 26, 2013 lol this whole obsession with this is insteresting, you guys are like the shia of Somalis lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 26, 2013 The people who were killed need to be buried in a descent way Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 26, 2013 Alpha Blondy;930624 wrote: they deserve a decent burial. Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites