Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Democratization Steering Committee supports Election Cycle and compliments governments leading role

Recommended Posts

A delegation lead by US Ambassador James Swan and representatives of the EU, UK and Sweden had fruitful discussions with Puntland President Abdirahman Farole, cabinet ministers and Puntland Political Associations plus civil society groups.

 

The Ambassador said: 'Our team is here first and foremost to underscore how important we view

the upcoming election cycle in Puntland to be.'

 

He furthermore underlined this important message: 'It is important that the upcoming local elections parliamentary election and then indirect election of the President be free, fair transparent and on time so that process can reach a positive conclusion.'

 

Then he complimented the government for its leading role in that process: 'We have been impressed by very significant recent progress in organising the up-coming elections and we have also been pleased at increased efforts at outreach to other political associations.'

 

He lastly expressed his hope and that the local elections in the upcoming month will be successful and that the governments outreach and talks with other political associations and Transitional Puntland Electoral Comission (TPEC) by focusing on the budgeting, security, media access of all parties and wider participation of the electorate and citizens will ensure a good outcome[b/] of the upcoming local elections.

 

His final message was that the Puntland Election Cycle[/b] should be on time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

U.S. Ambassador to Somalia meets with Puntland President

 

26 Mar 26, 2013

 

GAROWE, Somalia Mar 26 2013 (Garowe Online) – U.S. Special Representative to Somalia, James Swan leading a European democratization committee visited Garowe to meet with Puntland President Abdirahman Mohamed Farole, Garowe Online reports.

 

President Farole and Ambassador Swan alongside the Democratization Programme Steering Committee (DSC) that included British, Swedish and Italian officials met at the presidential palace on Tuesday, to discuss a number of issues particularly the democratization process in Puntland.

 

“The steering committee and the international community have supported the ongoing [democratization] process in Puntland and we thank them for their support,” said President Farole.

 

Ambassador Swan commended Puntland’s democratization process and met with the Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC) and representatives of the 6 political parties in Puntland.

 

“Our team is here first and foremost to underscore how important we view the Puntland elections.

 

We had extensive and quite detailed conversations with the president concerning continued efforts to build the confidence of all the participants and with the population in this process,” said Ambassador James Swan.

 

The two officials agreed that the democratization process be completed on schedule freely and fairly. The democratization process has been backed by the international community, with EU Ambassador Michele Cervone supporting Puntland’s initiative.

 

The ambassador said he was “impressed with very recent significant progress” on the achievements of the process in Puntland. Last month six political parties were registered by TPEC.

 

The ambassador concluded that, “these elections are important not just for Puntland but important for the rest of Somalia. That will have to begin its [somalia] own more complicated election cycles.”

 

According to the TPEC timeline for elections, district elections in Puntland will begin in May, followed by parliamentary elections.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garowe: USA oo taageertey Dimoqraadiyada Puntland

 

26 Mar 26, 2013

 

GAROWE ONLINE

 

Dowladda Maraykanka ayaa taageertey hanaanka dimoqraadiyada Puntland ka dib booqasho uu ergayga u qaabilsan Somalia Ambassador James Swan uu ku yimid maanta 26 March,2013 magaalada Garowe.

 

Wafdi heer sare ah ayuu hogaaminayey safiirku oo ka socdey dalalka Britain ,Sweden iyo Italy ,waxana ay la kulmeen madaxweyne Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda.

 

Kulankaasi ka dib ayaa saxaafada si wadajir ah ula hadleen ,waxana uu sheegey madaxweyne Farole inay ka wadahadleen amaanka ,arrimaha federaalka iyo nidaamka xisbiyada badan ee Puntland.

 

‘’Sidii ugu haboon ee Somalia loo tageeri lahaa ayaanu ka wada hadalney iyo hirgelinta nidaamka xisbiyada Puntland’’ ayuu yiri madaxweynuhu.

 

Dhankiisa ayuu ergayga Maraykanka u qaabilsan Somalia taageerey nidaamka xisbiyada Puntland oo uu sheegey in doorashooyinka soo socda muhiimad u lahayn Puntland oo keliya balse Somalia oo dhan u leh una baahan in lagu daydo.

 

Kulan ayaa wafdigani la qaatay intaasi ka dib guddiga doorashooyinka iyo xubno matalayey lixda urur siyaasadeed ee Puntland ka jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoowe:Shirkii madaxda Puntland iyo waftigii ka socday Maraykanka,Britain,Sweden iyo Italy oo soo xirmay Saxaafadana loo faahfaahiyey.

 

26. marts 2013

 

APL

 

Waxaa soo dhamaaday shir madaxtooyada Garoowe uga socday madaxda Puntland iyo Wafti sare ah oo ka socdey safaaradaha Maraykanka ,Britain ,Sweden iyo Italy maantana soo gaaray magaalada Garoowe.

 

Madexweynaha Puntland CabdiRaxmaan Maxmed Faroole la hadlay shirkan ka dib ayaa sheegay in shirka ay la galeen waftigan ay kawada hadlen arrimo dawra ayna ka mid tahay Hanaanka Federaalka ee Soomaaliya iyo sida loo taaba gelinyo,nidaamka Axsaabta badan ee Puntland u gudubtay.

 

Uqaybsamaha Maraykanka ee Somalia Ambassador James Swan oo isna hadlay ayaa sheegay inay Puntland madaxdeeda kala hadleen dimuqraadiyadda iyo Nidaamka Axsaabta badan ee Puntland u gudubtay,wuxuuna sheegay in guul ku soo dhamaadeen arrimihii laga wada hadlay.

 

Imaanshaha waftigan iyo shirka ay la galeen madaxda Puntland ayaa arinta dhanka Puntland diirada laGaroowe:Shirkii madaxda Puntland iyo waftigii ka socday Maraykanka,Britain,Sweden iyo Italy oo soo xirmay Saxaafadana loo faahfaahiyey.

 

Waxaa soo dhamaaday shir madaxtooyada Garoowe uga socday madaxda Puntland iyo Wafti sare ah oo ka socdey safaaradaha Maraykanka ,Britain ,Sweden iyo Italy maantana soo gaaray magaalada Garoowe.

 

Madexweynaha Puntland CabdiRaxmaan Maxmed Faroole la hadlay shirkan ka dib ayaa sheegay in shirka ay la galeen waftigan ay kawada hadlen arrimo dawra ayna ka mid tahay Hanaanka Federaalka ee Soomaaliya iyo sida loo taaba gelinyo,nidaamka Axsaabta badan ee Puntland u gudubtay.

 

Uqaybsamaha Maraykanka ee Somalia Ambassador James Swan oo isna hadlay ayaa sheegay inay Puntland madaxdeeda kala hadleen dimuqraadiyadda iyo Nidaamka Axsaabta badan ee Puntland u gudubtay,wuxuuna sheegay in guul ku soo dhamaadeen arrimihii laga wada hadlay.

 

Imaanshaha waftigan iyo shirka ay la galeen madaxda Puntland ayaa arinta dhanka Puntland diirada lagu saaray ay tahay nidaamka Axsaabta badan xilli dhawaan la filayo inay bilaabanto doorashda golayaasha deegaanka.gu saaray ay tahay nidaamka Axsaabta badan xilli dhawaan la filayo inay bilaabanto doorashda golayaasha deegaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Faroole: Waa Guul Taariiqi ah in Maraykanku Taageero Arimaha Doorashooyinka Puntland.

 

Garoowe (RBC RADIO) Madaxweynaha Puntland Dr C/Raxmaan Faroole ayaa sheegay in ay tahay Guul Taariiqi ah Taageerada Maraykanku u Fidiyeen Doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo In Puntland ay u gudubto Dimuqraadiyada kadib markii maanta Wafdi uu hogaaminayo James Swan oo ah Ergeyga Maraykanka u qaabilsan Arimaha Soomaliya uu Garoowe soo gaaray lana kulmay Madaxda Puntland waxaana Safarkiisa ku wehliyay Xubno ka socday Dalalka Italy,England,Sweden.

 

Madaxweyne Faroole wuxuu sheegay in Masauuliyiinta Garoowe soo gaartay ay kala xaajoodeen sida ugu haboon oo loo taageeri karo Dalka Soomaliya oo mudo dagaal kusoo jiray isagoo sii raaciyay hadalkiisa in ay sidoo kale u bandhigeen arimaha Dimuqraadiyada iyo Doorashooyinka Golaha Deegaanka ee Dhawaan la damacsanyahay in laga hirgeliyo Deegaanada Puntland wuxuuna Madaxweynuhu sheegay in Qodobo kale oo ay ka wada hadleenna ay isla afgarteen sida uu hadalka u dhigay.

 

Mr Swan oo ah Ergeyga Maraykanka u qaabilsan arimaha Soomaliya ayaa dhankiisa sheegay in ay tahay talaabo horay loo qaaday Nidaamka Asxaabta Badan ee Puntland laga wado wuxuuna Sheegay ergaygu in Maraykanku uu taageero u muujinayo Hormarka kasoo bidhaamaya Puntland loona baahanyahay in looga dhabeeyo sida loogu talagalay,wuxuu kaloo ku baaqay nabada iyo kala dambaynta Puntland ka jirta ka sokow in looga daydo Arimaha ay hada u hanqal taagayaan ee la xiriirta Doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo u gudubka Dimuqraadiyad Dhab ah.

 

Wafdigan ayaa inteysan Puntland ka dhoofin waxay kulan sidoo kale la qaateen Masuuliyiinta Gudiga Doorashooyinka iyo sidoo kale Lixda Urur siyaaasadeed ee Puntland ka jira inkastoo aan la shaacin waxyaabaha ay ka wada hadleen, waxayse arintan kusoo aadaysaa iyadoo muran uu ka taaganyahay qodobo la sheegay in laga bedeli doono Dastuurka Puntland oo la xiriirta Arimaha Doorashooyinka Golaha Deegaanka inkastoo Go,aanka ugu Dambeeya ee Hirgelinta Qodobadaasi laga dhawrayo Baarlamaanka Puntland.

 

Ibrahim Wadani

 

RBC RADIO

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this