Dr_Osman Posted March 25, 2013 Qardho: Qurbajoogta Puntland Oo Loogu Baaqay Inay Dalka Maal-gashtaan [sawiro] March 25, 2013 // Warar Somaali Xaflad xariga looga jaray Baar casri ah oo leh hoolalka shirarka, Cafeteria , Supermarket laga helaayo alaabo kala duwan ayaa waxaa laga furay magaalada Qardho,waxaana ka soo qeybgalay furitaankaanka Baarkaan maamulka Degmada Qardho ,Odayaal,Ganacsato,iyo marti sharaf kale oo aad u farabadan. Ugu horeyntii waxaa ka hadalay Xoghaaya Dowladda Hoose Maxamuud Maxamed Shire oo soo dhaweeyey furitaanka Baarkaan,waxa uuna qurba joogta ka soo jeeda magalada Qardho ugu baaqay in ay maalgashi kala duwan ku sameeyaan magalada mar hadii ay sii kordhayaan ganacsiga kala duwan oo ay ku tilaabsaneyso magalada Qardho. C/xakiin Cali Gooni Maamulaha Barkaan ayaa sheegay in u jeedada ay u fureen in ay tahay in magalada ay hesho hoolal waaweyn oo lagu qaban karo shirarka,iyo baar casri ah oo laga helaayo cunto kala duwan oo stander caalami leh,waxaana barbarsocdo Hoteel iyo supermarket la doonaayo in dadka ay ka heli karaan alaab walbo oo ay u baahanyihiin. Ugaas Abshir Siciid Xaaji oo ka hadalay xafladaani ayaa sheegay in loo baahnaa in magalada laga furo baar nooocaan oo kale,waxa uu tilmaamay in uu kaalin ka qaadanaayo hormarinta ganacsiga Qardho ,waxa uu xusay in loo baahanyahay in lagu daydo ragii furay Baarkaan. Furitaanka Barkaan ayaa waxa uu ku soo aadaya xilli dhawaanahaan Magalada Qardho laga dareemayo isbadal Ganacsi,waxaana la furay goobo ganacsi oo aad kuu soo jiidanaayo marka aad gasho,waxa ayna isugu jiraan Supermarket,carwooyinka dharka,goobha lagu iibiyo moobilada,iyo shoopinka noocyadiisa kala duwan. Puntland NEWS-24 QARDHO Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted March 25, 2013 tssssss Dude you guys need to learn the difference between Bar and Restaurant!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xabad Posted March 25, 2013 Embeeye restraint !. come on now Ditoore, waxaan ha la soo shir tegin . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 25, 2013 Nice place for such a small town. Go King, Go! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted March 25, 2013 Good job, Osman. Keep the pictures coming. Guys, leave the Ditoore alone. He shows an admirable devotion to his home region and should be encouraged. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Sage Posted March 25, 2013 How is this even remotely political? Utter nonsense Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 25, 2013 The Sage meet Ditoore osman this man can turn a topic about laser guns into Bosaaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted March 25, 2013 What is embeeye supposed to mean? Sounds like some sort of bantu word. Quote Share this post Link to post Share on other sites