Dr_Osman Posted March 25, 2013 Beelaha reer Tanadland ee magaalada gaalkacyo degan ganacsiyada ugu waaweyn ee magaalada iyagaa leh, santarka magaaladu waxay ku taalaa xaafada xarunta u ah ee Garsoor, Kastamka ugu weyn ee magaalada waxaa iska leh ganacsade reer Tanadland ah. Shirkadaha magaalada ugu waaweyn ganacsatada reer Tanadland ayaa leh. Hoteelada ugu badan ee magaalada ku yaala reer Tanadland ayaa iska leh, xaafadda guryaha ugu dheer-dheer oo ugu badan ay ku yaalaan magaalada waa xaafadda Garsoor. Waxaana kuligood iska leh ganacsatada reer Tanadland. Warshadaha iyo shirkadaha markay noqoto intooda ugu muhiimsan inagaa leh. Hada ka hor daaraha magaalada Gaalkacyo ugu dheeri waxay ahaayeen afar-afar dabaq. Hada gaalkacyo waxaa ka socda dhismaha "Hotel Ashkir", Oo u leeyahay mid kamid ah tujaarta beesha reer (Xirsi Muumin) lana yiraahdo (C/qaadir Ashkir Muuse "C/qaadir Boonkaas"). Hada weli sida aad sawirka ka aragtaan sarta dhisme ayaa ku socda, Laakiin marka dabaqa 5-aad la ebyo "Hotel Ashkir" wuxuu noqondoonaa daarta magaalada gaalkacyo iyo gobolka mudug ugu dheer. Hotel Ashkir Quote Share this post Link to post Share on other sites