Xaaji Xunjuf Posted March 22, 2013 DEG DEG: Dagaal Culus oo Ciidamo ka Wada Tirsan Dowlada ku Dhex-maraya gudaha Magaalada Marka Marka(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in halkaas uu hada ka soconayo dagaal qaraar oo u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan dowlada Soomaaliya wararka ayaa tilmaamay in dagaalka u dhexeeya ciidamada ka wada tirsan milateriga Soomaaliya uu ka bilowday markii hore deegaanka Buufow. Dagaalka ayaa markii danbe kusoo fiday gudaha magaalada Marka wararka aan hadda ka heleyno gudaha magaalada Marka ayaa ku waramaya in dagaalku uu xligan si toos ah uga soconaya bartamaha magaalada dagaalka ka bilowday magaalada Marka ayaa waxaa ku dhintay 2 ruux inta la xaqiijiyey waxaana ku dhaawacmay 4 ruux oo kale oo uu ka tirsan yahay taliyaha ciidamada Milateriga dowlada ee magaalada Marka. Dagaalka ayaa la sheegayaa inuu ka socdo Xarunta degmada,Cisbitaalka iyo saldhiga booliska magaalada Marka ciidamada dagaalamaya ayaa la sheegay iney u kala jabeen qaab beeleed taasoo keentay in dagaalku uu noqdo mid faraha ka baxa waxaana la sheegayaa in dhinacyada ku hardamaya magaalada Marka ay isku adeegsanayaan gaadiidka dagaalka. Wixii kusoo Kordha dagaalka ka socda magaalada Marka kala soco Raxanreeb RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 22, 2013 ma watermaaliyan and abwaan baa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 22, 2013 Maybe some one is trying to recreate their little kingdom in Lower shabelle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted March 22, 2013 Abwaan Shabeelaha hoose kasamar oo galgaduud iimaanso waa laga waayay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 22, 2013 Abwaan is one of the shabelle hoose natives today waranloow just accept it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 23, 2013 Tensions high in Marka following deadly clashes on friday Hiiraan Online Saturday, March 23, 2013 After a day of clashes between Somali armed forces, tensions are still high in the coast town of Marka, the administrative capital of lower Shabelle region. Somali federal government is trying to mediate between warring sides, while military officials from Mogadishu is expected to reach there, but reports still confirm that both sides are re’inforcing their positions. Residents in Marka are forced to stay in their homes amid fear of violence escalation, while most of the businesses are closed. Deadly clashes have erupted on Friday when Somali forces turned their guns on themselves in a checkpoint in the town following unidentified dispute. Merca, an ancient port city on the coast of southern Somalia, is located approximately 70 kms southwest of Somalia’s capital, Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 25, 2013 DEG DEG: Dagaal Ka Qarxay Goordhow Xarunta Maamulka Degmada Ee Magaalada Marka Marka (RBC) War goordhow naga soo gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya labo ciidamo oo ka wada tirsan kuwa dawlada taabacsan uu ka qarxay xarunta maamulka degmada oo ku taalla bartamaha magaalada Marka. Dagaalkan ayaa qarxay ka dib markii ciidan watay illaa saddex baabuur oo ku hubeysan noocyada fudud ee hubka oo ka yimid duleedka magaalada ay weerar ku soo qaadeen xarunta maamulka degmada oo ay ku sugnaayeen ciidamo boolis ah. Ciidanka weerarka soo qaaday ayaa la sheegay inay ka tirsanaayeen kuwa militariga ee ku sugan duleedka magaalada Marka. Qof ku sugan magaalada Marka ayaa goordhow telefoonka ugu sheegay Raxanreeb Online in rasaasta fudud laga maqlayo magaalada xaafadeheeda, iyadoo dhimasho iyo dhaawacba uu geystay dagaalkan. Dagaalka ayaa saameyn ku yeeshay suuqa magaalada Marka oo aan waxba ka fogeyn xarunta degmada ee weerarka uu ka bilawday. Illaa hadda waxaa naloo xaqiijiyey dhimashada labo askari oo ka tirsan dhinacyada dagaallamay iyo dhaawaca labo kale. Ruux saddexaad oo sida naloo sheegay ah haweeney caano ku iibineysay suuqa ayaa iyaduna dhaawac culus uu soo gaaray. Mid ka mid ah hawlwadeenada isbitaalka Marka oo aan rabin in magaciisa aan xigano amaanka dartiis ayaa sheegay in dhaawaxa haweeneyda suuqa caanaha ku iibineysay uu aad u daran yahay lagana yaabo in qalliin lagu sameeyo saacadaha soo socda. Dadka xog ogaal ah oo ku sugan Marka ayaa Raxanreeb Online uu sheegay in dhinacyada ciidamada booliska uyo militariga ee dagaalamay ay ka kala tirsan yihiin labo ciidan oo maalinimadii Jimcihii 22/03/2013] ku dagaalamay kontoroolka laga soo galo magaalada halkaasoo dhimasho iyo dhaawac uu ku jiro sarkaal sare oo militariga ah uu ka dhashay. Koox ka tirsan labada garab ee ciidamada ee dagaalamay ayaa difaac ka dhigtay xarunta hay’adda COSV oo maamusha isbitaalka Marka kaasoo aan ka fogeyn dhismaha isbitaalka, halkaasoo ay rasaasta si aad ah ugu dhowaatay. Dagaalkan ayaa ku soo aadaya iyadoo shalay madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu si adag u dhaliilay saraakiisha ciidamada ee dagaalka dhexmaro dhexdooda ayna dadka rayidka ah ku waxyeeloobaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted March 25, 2013 Marka belongs to Watermaal so Abwaan's clan needs to chill. This isn't the 90's. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 25, 2013 The habr gangster clan disagrees Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted March 25, 2013 Nimankaa cid iska waabisa ma la waayay. Wallee waa gangster to the core. Quote Share this post Link to post Share on other sites