Jacpher Posted March 21, 2013 Published: March 20, 2013 Kn:Wax laga yaabo inaad baciidsato ama la yaabto maqal kooda laakiin kamid ah aafooyinka dahsoon ee dalku ku jiray dhawr iyo labaatankii sano ee dawlad la’aanta ahayd ayaa maanta waxay ciidamada amaanka ee Puntland gacanta ku soo dhigeen caruur ka kooban todoba gabdhood iyo laba nin oo ka soo afduubtay Koonfurta Soomaaliya. Arinta muragada leh ayaa ah in caruurtani ay u dhaxaysay shan ilaa iyo todoba jir, isla markaana la tuhunsanyahay inay ragga lagu qabtay u iibgaynayeen mid kamid ah dalalka Carabta si ay uga ganacsadaan jirkooda. Qudaadar ayaa lagu wadaa labada nin, halka gabdhihiina lagu wareejiyay wasaaradda Haweenka iyo Qoyska ee Puntland, sida uu saxaafadda u sheegay agaasimaha wasaaraddaasi, Cabdiqaadir Yuusuf Daahir. Sida ay xaqiijinayaan laanta amaanka, gabdhaha waxaa laga soo qafaashay tuulada Xawaadleey ee degmada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe. Caruurta iyo afduubayaasha waxaa lagu qabtay kantaroolka Garoowe, jidka ooga baxa dhanka Laascaano ayagoo saaran gaari ku sii jeeday. Arintani ma aha oo kaliya naxdin ee waa mid kimid ah masiibooyinka aynu ka dhaxalnay fowdadii iyo nadaamla’aantii ay ku naaxeen xaaraan quutayaasha, dhiigyacabka, naxariislaawe oo idil iyo kuwa qalbiga ka ingagay ee shilinka dhaafsanaaya wax kasta oo ay ahayd in laga sheexo ama laga sariigto. Ma aha markii koobaad oo Puntland lagu qabto caruur laga soo afduubtay Koonfurta Soomaaliya, laakiin waxaa markani cusub qabashada caruur yaryar oo loo waday in jirkooda loo iibgeeyo dalal kale, kuwa soo afduubtayna ay yihiin isla Soomaali, hadii aynanba uga sii dhawayn. F.G: Sawirka shaashadda kore ka soo baxaaya kama turjumaayo sawirka caruurta la qafaashay ee waa sawir aan mowduuca ku kabnay. KismaayoNews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 22, 2013 When the Piracy declined, I was always wondering what is next .............. Now I know Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 22, 2013 ^Did you read the story? Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted March 22, 2013 Jacpher;929175 wrote: ^Did you read the story? You wonder if he ever reads beyond titles! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted March 22, 2013 Subxaanallah!, this is indeed a sad state of affairs Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 22, 2013 Not enough information to make one believe this story. What countries were they being sold to? How was it done? What route were the kidnappers taking to transfer these kids? Naga daaya dee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
underdog Posted March 22, 2013 NGONGE;929192 wrote: Not enough information to make one believe this story. What countries were they being sold to? How was it done? What route were the kidnappers taking to transfer these kids? Naga daaya dee. Come Ngonge, are you really surprised? There's a serious market for African kids. they're more popular than a chihuahua in a coach bag http://allafrica.com/stories/201204160616.html http://www.guardian.co.uk/world/2013/feb/12/french-jailed-smuggle-orphans-chad http://www.npr.org/templates/story/story.php?storyId=15770945 Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted March 22, 2013 ^^^Indeed Underdog. Ngonge..Kuhorahora si kwema This time really your audacity to question that..is absurd to say the least! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted March 22, 2013 NGONGE;929192 wrote: Not enough information to make one believe this story. What countries were they being sold to? How was it done? What route were the kidnappers taking to transfer these kids? Naga daaya dee. Sounds to me you are trying to learn how to be one of this child smugglers !, Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted March 22, 2013 ^^maxaa jira? i thought he was on your "likes" list...now who's mad ***Pardon me for hijacking the thread here for a bit*** Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted March 22, 2013 Ilaa Samankii nuux uun baan maqlayaa caruur baa la afduubtay....What is the benefit...Organ trade, Sexual slaves etc...I still wonder Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted March 22, 2013 raula;929264 wrote: ^^maxaa jira? i thought he was on your "likes" list...now who's mad ***Pardon me for hijacking the thread here for a bit*** He is on that list;), but still couldn't help it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 23, 2013 Jacpher;929175 wrote: ^Did you read the story? Yes I did ,,,,, and congrats to the Bugland for the new adventure Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 23, 2013 ^^ New adventure, you mean the oil, thanks for the wishes man Ps: I haven't read the thread but being following JB through Qubqac(Somaliland's version of Twitter) Quote Share this post Link to post Share on other sites