Saalax Posted March 21, 2013 Dawladda Somaliya Oo Jinsiyado Siinaysa Somalida Iska Dhalka Ah Ee Talyaanigu Ka Tagay Muqdisho (Ramaas) Mar 21,2013 – Dawladda Somaliya ayaa wada qorshe ay dhalashooyin ku siinayso Somalida iska dhalka ah ee dalka dibadiisa iyo gudihiisa ku dhaqan. Fadhigii Golaha Wasiirrada Dawladda Somaliya ee maanta oo uu guddoominayey rayal-wasaaraha Somaliya, ayaa war-saxaafadeed laga soo saaray lagu sheegay in golaha wasiiradu kaga wada hadleen qorshe dib u dejin loogu samaynayo Somalida iska dhalka ah, sida Somalida ay aabayaashood Talyaaniga ahaayeen, hooyooyinkoodna Somalida, kuwaasi oo golaha wasiiradu sheegeen in qaar badan oo ka mid ah dadkaasi ay uga yimaadeen codsiyo la xidhiidha in la siiyo dhalasho. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in wasiirka Wasaarada warfaafinta dawladda Somaliya uu golaha wasiirada faahfaahin ka siiyay qorshaasi “Wasiirka Warfaafinta ayaa xusay in Golaha Wasiiradu ka hadleen codsiyo ay soo jeediyeen dad Soomaali ah kuwaasoo doonaya inay helaan Jinsiyadda Soomaaliga iyo weliba Baasabooro, maadaama aabayaashooda ay Talyaani ahaayeen hooyooyinkoodana Soomaali” ayaa lagu yidhi waxaanu intaa ku daray war-saxaafadeedku “Wuxuuna xusay in dib loogu dhigay inta laga meel marinayo sharciga Jinsiyaddaha, kadibna laga gaadhi doono go’aan.” Qorshahan ayaa la sheegayaa in sidoo kale ay qayb ka tahay in dhalashooyin la siiyo carruurta ay dhaleen ragga ajaanibka ah ee haweenka Somaliyeed guursaday, kuwaasi oo aan ku koobnayn oo kaliya Talyaaniga. Ramaasnews Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 21, 2013 http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Dawladda-Somaliya-Oo-Jinsiyado-Siinaysa-Somalida-Iska-Dhalka-Ah-Ee-Talyaanigu-Ka-Tagay-Golaha-Wasiirrada-Oo-ka-Dooday.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 21, 2013 ^^This is not true. The ministries discussed of what to do about citizenship requests coming from Somalis living from various regions in the world, and decided to wait for the pending clarification on the law of citizenship. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 21, 2013 Good thing! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 21, 2013 I have been to Italy and its filled with Italian/Somali iska dhal. Xamar will be flooded soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted March 21, 2013 The way they put this is incorrect. the council of Ministers simply "discussed" the issue and shelved it till the Citizenship law is passed by parliament. They cannot give Citizenship to anyone other than a full blooded Somali at the moment!. Ramaasnews is fast becoming a farce Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 21, 2013 How can you give half breed a citizenship, that isn't right, he is not Somali , Somali society is a paternal society just because your mother is a Somali doesn't make you one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted March 21, 2013 Odey;929069 wrote: The way they put this is incorrect. the council of Ministers simply "discussed" the issue and shelved it till the Citizenship law is passed by parliament. They cannot give Citizenship to anyone other than a full blooded Somali at the moment!. Ramaasnews is fast becoming a farce Even if the father is Somali??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 21, 2013 if your father is Somali your Somali even if your mother bengali it doesn't matter Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 21, 2013 Odey;929069 wrote: The way they put this is incorrect. the council of Ministers simply "discussed" the issue and shelved it till the Citizenship law is passed by parliament. They cannot give Citizenship to anyone other than a full blooded Somali at the moment!. Ramaasnews is fast becoming a farce Odey, you should by now be accustomed to the new habit of our Northern brothers. One appreciates their newly found interest in 'Soutthern' politics, however one wishes they could have been better informed . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted March 21, 2013 Obviously I know that Xaaji, but Odey said only full-blooded somalis can get citizenship at the moment, hence my question. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 21, 2013 Wadani we cant know for sure how Koonfurians deal with this issue but in Somaliland you are a Somalilander if you are descendant of a person from Somaliland paternally. Hadi kale ilma Tyrese ba ina sheegaan doona. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 21, 2013 Any future Somali State should encourage immigration and promote multiculturalism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted March 21, 2013 Xaaji Xunjuf;929086 wrote: Wadani we cant know for sure how Koonfurians deal with this issue but in Somaliland you are a Somalilander if you are descendant of a person from Somaliland paternally. Hadi kale ilma Tyrese ba ina sheegaan doona. looooool @ ilma Tyrese. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 21, 2013 Che -Guevara;929088 wrote: Any future Somali State should encourage immigration and promote multiculturalism. A nation as small as the Somalis will be washed away if they promote Multiculturalism shaw che shabaabta wuxu ku tageera pakistanta iyo afganistanta iyo qolyahaas oo dhan bay ku so dabaalayaan Somalia:D Quote Share this post Link to post Share on other sites